Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Madaxweynaha iyo Guddi ka socda Golaha xildhibaanada Badbaado Qaran oo caawa kulan xasaasi ah yeeshay

    Madaxweynaha iyo Guddi ka socda Golaha xildhibaanada Badbaado Qaran oo caawa kulan xasaasi ah yeeshay

    December 9, 2014Updated:December 16, 20141 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan xasaasi ah ayaa caawa xarunta madaxtooyada Soomaaliya uga socda madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddi ka socda Golaha cusub ee xildhibaanada Badbaado Qaran oo maanta looga dhawaaqay Muqdisho. Kulanka oo hore u balansanaa ayaa labada dhinac uga hadlayaan xaaladda dalka iyo raadkii uu reebay khilaafkii madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha iyo mooshinkii lagu riday xukuumadii C/weli Sheekh Axmed.

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH

    Guddiga xildhibaanada Badbaado Qaran waxaa hogaaminayaa guddoomiyahooda xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow, waxaana ka mida 20 xildhibaan oo kale, waxayna wataan shuruudo adag oo ah inay iyagu talo ku yeeshaan magacaabidda Ra’iisal wasaaraha iyo golaha wasiirada cusub.

    Madaxweynaha ayaa hore isugu dayay inuu kala furfuro xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha isagoo qaar ka mida u yeeray, balse waxay ku adkeysteen inay isku mowqif yihiin, arrintaas oo culeys kale ku sii kordhisay madaxweynaha iyo taageerayaashiisa. Kulanka caawa ayay wararku sheegayaan inuu ahaa mid kulul oo la isku dhaafsaday ereyo iyo doodo qalafsan oo ku saabsan xaaladda dalka.

    Natiijada uu ku dhamaado kulankaasi waan idin soo gudbin doono haddii Alle idmo (goobjooge.com)

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Madaxweynaha iyo xildhibaano
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanno ka horjeeda siyaasadda Madaxweynaha oo isbaheysi cusub uga dhawaaqay Muqdisho (Warbixin)
    Next Article Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweynaha iyo xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha?

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo