Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) ayaa magacaabay 15 wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen oo lagu dhammeystiray Golaha Wasiirada maamukaasi.
Wasiirada cusub ayaa isugu jira wasiiro hore iyo kuwa cusub, waxaana Golaha Wasiirada K/Galbeed ay tiradoodu noqoneysaa 50, iyadoo hore loo magacaabay 10 Wasiir.
HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA




![Madaxweynaha K/Galbeed oo maagcaabay 15 Wasiir & 25 Wasiir ku xigeen. [Akhriso Magacyada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/12/lafta-gareen.jpg)