Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweynaha oo 9 bilood kadib Digreeto ku magacaabay Taliye-xigeenada ciidanka Booliska

    Madaxweynaha oo 9 bilood kadib Digreeto ku magacaabay Taliye-xigeenada ciidanka Booliska

    August 2, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha  ciidanka  Booliska Soomaaliyeed  Jen.  Maxamed  Sheekh  Xasan  Xaamud ayaa maanta akhriyay wareegto uu sheegay inay ka soo baxday madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu ku magacaabay, laba taliye xigeen oo ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu yeelan doono. Wareegtada oo Taliyuhu ka akhriyay munaasabad lagu sagootinayay ciidamo ka trisan Booliska AMISOM oo ka yimid dalka Burundi. Waxay ahayd sida hoos ku qoran:

    Jen-Gas-gas

    [spacer color=”8BC234″ icon=”fa-signal” style=”2″]

    “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,

    Markii uu arkay Qodobka 87aad, farqadda 1aad Xaraf “C” iyo farqadda 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya,

    Markuu arkay Qodobka 90aad, Xarafka “B” ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Markuu arkay sharci Lambar 2 ee soo baxay 23/12/1973 kuna saabsan dhismaha ciidanka booliska Soomaaliyeed.

    Markuu tixgeliyay soo jeedinta ee Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo N0,-keedu yahay XRW00325 ee soo baxday 12/07/2015 kuna saabsaneyd soo jeedinta magacaabista taliye ku-xigeenka koowaad iyo taliye ku-xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

    Markuu uu garwaaqsaday baahida loo qabo in la magacaabo taliye xigeenka koowaad iyo taliye xigeenka labaad ee ciidanka booliska, waxa uu Madaxweynuhu soo saaray  xeerkan:

    Qodobka koowaad laga bilaabo marka uu Madaxweynuhu saxiixo xeerkan, waana saxiixanyahay waxaa Sareeye guuto Mukhtaar Xuseen Afrax loo magacaabay in uu noqdo Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, sidoo kale Sareeyo guuto Bashiir Cabdi Maxamed waxaa loo magacaabay in uu noqdo taliye ku-xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliyeed”.

    Jagooyinkan waxaa laga sugayay madaxweynaha inuu soo buuxiyo tan iyo intii uu geeriyooday taliyihii hore ee ciidamada Booliska General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil 30 Oktoobar 2014. Ilaa xilligaasi ma suuragelin in taliye xigeeno cusub loo magacaabo ciidamada Booliska Soomaaliyeed,  iyadoo taliye xigeenkii uu hore Gen. Cusmaan  Cumar Weheliye(Gasgas)  uu shan bilood ka badan iska ahaa ku sime taliye. Tani waxay muujineysaa xaaladda hogaamineed ee madaxweynaha iyo sida aanay daacad uga ahayn in xilalka qaran la buuxiyo siiba kuwooda baahida badan loo qabo.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Taliye xigeenada Booliska Taliye xigeeno la magacaabay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSafiirka Ingiriiska oo Kismaayo kula kulantay Axmed Madoobe
    Next Article DEGDEG: Axmed Madoobe oo dalbaday in la kordhiyo xilliga Doorashada madaxweynaha Jubba

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo