Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Madaxweynaha oo amar ku bixiyay inuu socdo shirka Baydhaba & shaqsiga Madaxweynaha loo wado

    Madaxweynaha oo amar ku bixiyay inuu socdo shirka Baydhaba & shaqsiga Madaxweynaha loo wado

    November 2, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    SADDEXDA MAS'UU EE UGU SAREYSA DOWLADDA FEDERAALKA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaafka siyaasadeed ee dhex yaala madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeeshay shirka maamul u sameynta Gobollada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee ka socda magaalada Baydhaba, kadib markii Ra’iisal wasaaraha uu hakiyay shirkaasi, kuna amray wasiirada iyo guddiga shirka wado ay tagaan Muqdisho, balse arrintaasi waxaa si weyn uga horjeeda madaxweynaha oo doonaya in shirkaasi degdeg loo dhameystiro lana doorto madaxweyne maamulka saddexda Gobol yeesho kaasoo ah: SHARIIF XASAN SHEEKH AADAN oo haatan ku sugan magaalada Baydhaba.

    SADDEXDA MAS'UU EE UGU SAREYSA DOWLADDA FEDERAALKA
    SADDEXDA MAS’UU EE UGU SAREYSA DOWLADDA FEDERAALKA

    Wararka ay Wadani.com ka heleyso madaxtooyada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha oo safar ku maqan uu si toos ah xiriir ula leeyahay xubnaha ku sugan magaalda Baydhaba ee wasiirada iyo xildhibaanada isugu jira isagoo ku adkeeyay inaan shirka la hakin isla markaana la dedejiyo doorashada madaxweynaha.

    Dhinaca kale Ra’iisal wasaare C/weli iyo Guddoomiye jawaari ayaa ujeedkooda ugu weyni yahay inuu shirku jiitamo, wadahadalkuna socdo inta xal kale laga helayo iyagoo ku doodaya in la qanciyo dadka diidan shirka, taasoo ay ku doonayaan inay uga hortagaan qorshaha madaxweynaha iyo Shariif Xasan ee ah in lagu kala baxo dhismaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

    Xeeldheerayaal badan ayaa ka digaya in shirka Baydhaba uu keeni karo dagaal ak dhaca degaankaasi sidii maamulkii Kismaayo, iyadoo ay diidan yihiin xubno badan oo Guddoomiye Jawaari horseed u yahay, kasokow kooxdii kale ee diidaneyd saddexda Gobol ee uu hogaaminayay Madoobe Nuunow.

    Wadani.com

    London

    [ad name=”HTML”]

     

    madaxda dowladda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIsbaheysi cusub oo ay sameysteen Ra’iisal wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka (Xog cusub)
    Next Article Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya oo ka digay mooshinka uu wado Madaxweynaha

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo