Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweynaha oo ka carooday waanwaanta guddoomiyaha Baarlamaanka

    Madaxweynaha oo ka carooday waanwaanta guddoomiyaha Baarlamaanka

    November 9, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga carooday tallaabada uu ku dhaqaaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Osmaan (Jawaari) ee ah in guddoonka Baarlamaanka joojiyay mooshinkii laga keenay Ra’iisal wsaaraha ayna waanwaan ka galaan khilaafka ka dhex taagan Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha si xal loogu helo khilaafkaasi oo halis geliyay howlihii markii horeba gaabiska ahaa ee dowladda.

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD

    Madaxweynaha oo markii horeba ka danbeyay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha ayaa xogta ay Wadani.com ka heleyso madaxtooyada waxay sheegeysaa inuu si weyn uga carooday arrintaasi, isla markaana aau ogoleyn in waanwaan laga galo khilaafka dhex yaala isaga iyo ra’iisal wasaaraha ayna ka go’an tahay in xilka looga qaado mooshinka kalsooni kala noqoshada ee yaalla Baarlamaanka.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku adkeysanaya in arrintan ay soo dhaaftay khilaaf oo ay taagan tahay baarlamaanka si sharci ahna cod loogu qaado xukuumadda, lana socodsiiyo mooshinka, wuxuuna ku tuhunsan yahay guddoomiyaha baarlamaanka inuu ku dhinac yahay Ra’iisal wasaaraha. Wasiirada ku dhow madaxweynaha ayaa u arka in tallaabada guddoomiyaha Baarlamaanka ay tahay carqalad iyo waqti lumis halis ku ah qorshahoodii ahaa in ka hor Shirka Denmarka la magacaabo Ra’iisal wasaare cusub.

    Hore ayaa beesha caalamka u soo jeedisay in la joojiyo mooshinka laga keenay ra’iisal wasaaraha waxaana wararku sheegayaan inay culeyso badan uga imaanayaan guddoomiyaha Baarlamaanka dhinacyada beesha caalamka iyo  xildhibaanno taageersan Ra’iisal wasaaraha.

    Wadani.com

    London

    [ad name=”HTML”]

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShariif Xasan Sh. Adan oo noqonaya madaxweynaha Koonfur Galbeed (Xog cusub)
    Next Article Beesha Caalamka oo farriin adag soo gaarsiisay madaxweyne Xasan Sheekh

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo