Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Madaxweynaha Puntland: “Koobka Maamulada wuxuu kasoo degi doonaa Puntland”

    Madaxweynaha Puntland: “Koobka Maamulada wuxuu kasoo degi doonaa Puntland”

    July 23, 20162 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray kooxda Puntland kadib markii ay u soo gudubtay galabta fiinaalka

    koobka maamulada dalka ayaa dhinaca kale sheegay inuu rajo badan ka qabo in koobkaasi ay Puntland qaadato oo uu Garowe laga dejiyo, sida uu ku sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa.


    HOOS KA KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA

    Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 23-July-2016 hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyey xulka kubbadda cagta Puntland ee qaybta ka ah tartan ciyaareedka u dhexeeya dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka, kuwa samaysmaya iyo gobolka Banaadir, xulkaas oo maanta usoo gudbey Final-ka.

    Madaxweynuhu waxa uu xusay Puntland in ay tahay dawlad dhinac walba ka dhisan isla markaana xulkaani maanta ay kor usii qaadeen magaca iyo maamuuska Puntland, isagoona sheegay in uu u rajeynayo in koobkaasi uu ka soo degi doono Puntland.

    Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tilmaamay Sports-ka ama ciyaaruhu in ay keenaan is dhexgal bulsho, qayb lixaad lehna ay ka qaataan caafimaadka iyo dhismaha jirka, isla markaana ay dhallin yarada ka mashquuliyaan tahriibka, maandooriyayaasha iyo falalka liddiga ku ah nabadda iyo diinta.

    “waxaan hambalyo u dirayaa xulka kubbadda cagta Puntland oo guul weyn ka soo hooyey ciyaartii galabta ay la galeen xulkii ku ciyaarayey magaca Hiiraan iyo Shabaeellada Dhexe iyo Banaadir oo ay hore ula soo ciyaareen isla markaana ay galabta usoo gudbeen Final-ka.

    Waxaan u rajeynayaa in ay gebagebada koobkaasi soo qaadi doonaan xulka Puntland isla markaana ay noqon doonaan kuwo looga daydo ciyaara kubadda cagta ee Soomaaliya, waxaan sidoo kale bogaadinayaa xulalkii kale ciyaaraha qaybta ka ahaa, waxaanan leeyahay waad ciyaarteen balse ciyaari labo nin kama wada qosliso” ayuu yiri Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

    Ciyaarta Final-ka ayaa la qaban doonaa maalinnimada Isniinta ee soo socota waxaana ciyaartaasi isku arki doona xulalka Puntland iyo Jubbaland oo ah labadii xul ee ugu adkaa ciyaarihii ka soconayey Garoonka Konis ee magaalada Muqdisho.

    —DHAMMAAD—

    XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

    C/weli Gaas Konis Stadium Koobka Gobollada Xulka Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSheekh caan ah oo ka badbaaday Qarax x loogu xiray Gaarigiisa Magaalada Muqdisho
    Next Article DAAWO: Beesha reer Aw-Qudub oo diiday Suldaan Bug ah oo ay u sameeyeen Faarax C/qaadir & C/raxman Dheere

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo