Madaxweynaha mamulka Puntland C/weli Maxmed Cali (Gaas) ayaa waeegto ku magacaabay Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada.
Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada ayaa ka kooban 8 xubnood oo dhamaantood rag ah, waxayna howshooda noqon doontaa, sidii ay u kala saari lahaayeen khilaafaadka ka dhasha xulista Golaha wakiilada cusub ee Puntland oo bisha Janaayo 2019 Dooran doona madaxweynaha cusub ee Puntland.
AKHGRISO MAGACYADA GUDDIGA
1- Caaqil Cismaan Ismaal Barre (Guddoomiye)
2- Maxamed Cbadikariim Maxamuud
3- Burhaan Maxamuud Cilmi
4- Caydaruus Axmed Faarax
5- Axmed Cali Cabdullaahi
6- Maxamed Abshir Garaad Maxamed
7- Xaaji Xuseen Cali Xasan
8- Maxamed Cabdiqaadir Cismaan (Xoghayn)