Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray magacii uga bedelay wasaarad ka mida xukuumadda maamulka Puntalnd ee uu dhowaan magacaabay.
Wareegtada ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland magacii laga bedelay, loona bedelay magaca cusub oo noqonaya: Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada Puntland.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
