Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha oo ku heshiiyay inay kala qeybsadaan xilalkii Qaranka (Safiiro aan la marin Golaha wasiirada)

    Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha oo ku heshiiyay inay kala qeybsadaan xilalkii Qaranka (Safiiro aan la marin Golaha wasiirada)

    August 1, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxa soo shaac baxaya in dowladda Soomaaliya ay safiir cusub oo joogto ah u magacawday Xarunta New York ee Qaramada Midoobay, arrintan oo ku soo baxay warqad aan sumad lahayn oo  warbaahintu faafisay kana soo baxday Wasiirka arrimaha Dibada  Soomaaliya ayaa C/raxmaan C/shakuur Warsame loogu magacaabay safiirka UN-ka  u fadhin doona Soomaaliya, xilkan oo uu hore u hayay  Dr. Axmed Cali Ducaale.

    Hasan-omar

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowaanahan magacaabayay safiiro ka tirsan saaxiibadii iyo kooxdiisa u dhow oo la geeyay goobo Soomaaliya aad muhiim ugu ah, waxaana ilaa iyo hadda kooxda madaxweynaha ay la wareegeen laba xil oo muhiim ah:

    1. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga oo lagu meeleeyay C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

    2. Iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Q/Midoobay oo hadda loo magacaabay C/raxmaan C/shakuur Warsame

    Labadan safiir midkoodna lama marsiin golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya sida uu qabo dastuurka Federaalka ee KMG ah, waxaana saxiixay wasiirka arrimaha dibadda oo aad ugu dhow madaxweynaha.

    Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid oo ah mas’uulka looga fadhiyay inuu arrimahan wax ka qabto ayaa ka gaabsaday, taaso ay ugu wacan tahay iyadoo uu heshiis kula galay madaxweynaha inay kala qaataan xilal safiirnimo. Ra’iisal wasaaraha ayaa keensaday xubno safiirnimo loogu magacaabay sida safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo xubno loogu daray guddiga doorashada.

    Xilalkii umadda ayaa isu bedelay kuwo ay labada nin ee ugu sareeya hay’adaha fulinta iyo madaxtooyada ku heshiiyaan, kadib markii ay meesha ka baxday isla xisaabtankii dowladnimo iyo kaalintii Baarlamaanka iyo Golaha wasiirada oo mid waliba ku mashquulsan yahay dano u gaara.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

     

    C/raxmaan C/shakuur Warsame Heshiis qarsodi safiiro cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAMISOM oo dad rayid ah ku dishay Marka iyo magaalada oo xiran
    Next Article Xuska Sanadguurada 17aad ee Puntland oo ka socda Garowe & Calanka Putnalnd oo lagu gubay Buuhoodle

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo