Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha oo kulan la yeeshay Guddoomiye ku xigeenka Bankiga Adduunka

    Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha oo kulan la yeeshay Guddoomiye ku xigeenka Bankiga Adduunka

    November 3, 2019Updated:November 3, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid guddoomiye ku xigeenka Bankiga Aduunka ee qeybta Afrika Hafez Ghanem oo booqashadiisii ugu horeysay ku yimid dalka, wuxuuna kulamo kala gaara la yeeshay Madaxweyaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

    Waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Hafez Ghanem iyo wafdigiisu Wasiirka Maaliyadda, kadibna waxayna xariga ka jareen Xafiiska Cusub ee Bangiga Aduunka Qeybtiisa Soomaaliya qaabilsan. oo Muqdisho laga hirgeliyey, waxaana kadib uu guddoomiye ku xigeenka Bankiga Adduunka ee Qaarada Afrika uu kulamo is xigay la qaatay Ra’iisal wasaaraha Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Kulanka Madaxweyne Farmaajo ayaa ahaa Qado sharafeed loo fidiyey Madaxda ka socotay Bankiga Adduunka, waxaana ka qeyb galay Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Madaxtooyada Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo mas’uuliyiin kale.

    Dhinaca Bankiga Adduunka waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Kuxigeenka Bangiga Adduunka ee Arrimaha Afrika Mudane Hafez Ghanem, Agaasime-Goboleedka Afrika ee Hayadda Caalamiga ah ee Maal-gelinta Dhaqaalaha Marwo Jumake Jagun-Doknmu, Agaasimaha Howl-gelinta Bangiga Adduunka ee Kooxda Afrika Mudane Anne Kabagambe, Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Puteri Watson.

    Xafiz Ghanim ayaa sheegay inuu ku farxsan yahay booqashadiisa oo ka tarjumeyso sida Bankiga Aduunka ay uga go’antahay taageerada Soomaaliya, isagoo intssd ku daray in horumar laga sameeyay iyo dib u habeynta hay’adaha dhaqaalaha dalka.

    Image may contain: 2 people, people standing, suit, wedding and indoor
    Image may contain: 1 person, sitting and indoor
    Kheyre Top World Bank
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYusuf Garad: “Dowladda Federalka oo Galmudug toos ula wareegtay, -waxaan leeyahay- yaan loo darsan Ahlu sunna”
    Next Article Sheekh Max’ed Shaakir oo shaaciyey inaysan Ahlu suna diyaar u ahayn Dagaal ay la galaan Dowladda Federaalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo