Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Madaxweynaha Somaliland oo xilalkii ka qaaday wasiiro lagu eedeeyay musuq… [Magacyada]

    Madaxweynaha Somaliland oo xilalkii ka qaaday wasiiro lagu eedeeyay musuq… [Magacyada]

    March 30, 2019Updated:March 30, 20192 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Muuse Biixi Cabdi
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray xilakkii uga qaaday wasiiro iyo agaasimeyaal ka tirsan xukuumadiisa oo lagu eedeeyay musuq, isagoo magacaabay xubno kale.

    Waxaa xilalkii laga qaaday xubnaha kala ah:


    1- Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo); – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.

    2. Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle; – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.

    3. Maxamed Muuse Abees – Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.

    Xil Ka-qaadista Agaasimeyaasha Guud

    Jamaal Cabdilaahi Muxumed – Agaasimihii hore ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga

    Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

    Cabdikariim Xuseen Siciid – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

    Xil Ka-qaadista Wakiilada

    Xasan Hirad Yaasiin – Wakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

    Ayaanle Salaad Diiriye – Wakiil Ku Xigeenkii hore ee Somaliland ee Dalka Kenya

    Magacaabid

    1. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid -Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga

    2. Maxamed Muuse Diiriye Wacays – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

    3. Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda

    4. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

    5. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

    6. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

    7. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha

    8. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

    9. Maxamed Cabdillaahi Siciid Khaawi – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

    10. Mukhtaar Maxamed Cali – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

    11. Farxaan Aadan Haybe – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

    12. Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite – Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

    13. Sharmaarke Axmed Muxummed Geelle – Wakiil Ku Xigeenka Somaliland ee Dalka Kenya

    14. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim – Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer

    Muuse Biixi Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXidhibaan Jeesow: “Wallaahi anigaa hoggaminaya Mooshinka lagu ridayo xukuumada, haddii..”
    Next Article Isbedel lagu sameeyay taliska Ciidamada milateriga & Abaanduulihii oo xilkii laga qaaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo