Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweynaha Soomaaliya oo ka baaqday Shir caalami ah oo Itoobiya qabanqaabisay [Akhri sababta]

    Madaxweynaha Soomaaliya oo ka baaqday Shir caalami ah oo Itoobiya qabanqaabisay [Akhri sababta]

    April 22, 20171 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Somali leader heads to Eritrea in possible diplomatic thaw
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir caalami ah oo Itoobiya ay qabanqaabiso sanad waliba.

    Shirkan  oo ah kii lixaad laguna magacaabo Tana High-Level Forum on Security in Africa, waxaa looga hadlaa arrimaha ammaanka iyo horumarinta Afrika, waxaana ka qeyb gala madaxda dalal dhowr ah, aqoonyahano iyo madaxdweynayaal hore.

    Shirarkii hore waxaa ka qeyb gali jiray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana sidoo kale ka qeybgeli jiray madaxweynaha Puntland oo lagu casuumo qaab aqoonyahan.

    Soomaaliya ayaa dowlad ahaan sanadkan ka qeybgeli doonin shirka iyadoo madaxweynaha Farmaajo ka baaqsaday, isla markaana aanay jirin madax kale oo ka socota xukuumadda Soomaaliya oo shirkaasi ka qeybgaleysa.

    Madasha Shirka lixaad ee Tana High-Level Forum on Security in Africa, waxaa ka dhex muuqda madaxweynaha Puntland oo xalay gaaray halkaasi, waxaana uu khudbad cilmi ah ka jeedin doonnaa Axadda berrito iyadoo shirka sanadkan looga hadlay hab-maamulka Kheyraadka dabiiciga ah ee Afrika. (Natural Resource Governance in Africa).

    Wadani.com

    Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyay magaalada Bahir-dar ee dalka Itoobiya [Sawirro]

    Shirkii Amniga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Bahir Daar, Itoobiya [SAWIRRO]

    (Tana High-Level Forum on Security in Africa Bahir-dar Eithopia Farmaajo Tana
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo isagoo xiran dareyska milateriga booqday Aagga dagaalka [Sawirro]
    Next Article TOOS U DAAWO: Dagaal ugu weynaa oo dhex maray Burcad Badeed Soomaaliyeed & ilaalo Markab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo