Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelleayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Turkiga.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan waxaa Qasriga madaxtooyada ku soo dhoweeyay dhiggiisa Jabuuti, waxaana maamuus madaxweyne loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada, iyadoo uu salaan sharaf ka qaatay ilaalada madaxtooyada Turkiga.
Madaxweyne Geelle iyo wafdiga la socda ayaa wahadallo la yeelanay madaxda Turkiga, iyagoo kala saxiixan doona heshiisyo kala duwan.
SAWIRRO