Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Madaxweynaha Turkiga oo weerar Afka ah ku qaaday Masar & Sacuudiga, Digniin culusna u diray Midowga Yurub

    Madaxweynaha Turkiga oo weerar Afka ah ku qaaday Masar & Sacuudiga, Digniin culusna u diray Midowga Yurub

    October 10, 2019Updated:October 10, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo shir jaraa’id qabtay ayaa si kulul uga hadlay howlgalka ay ciidamada Turkiga ku galeen Waqooyiga Syria, isagoo farriimo culus u diray dalal cambaareeyay howlglka oo ay ka mid yihiin dalalka Sacuudiga, Masar iyo Imaaraadka.

    Shirka jaraa’id oo si toos ah looga baahinayo warbaahinta ayuu Madaxweye Erdoğan ku sheegay in howlgalka ‘Nabadda xaggaaga’ ee ciidamadiisu ku galeen Turkiga uu yahay mid lagu sugayo amniga dalkiisa, isla markaana aanu wax dan ah ka lahayn qabsashada dalka Syria, isagoo caddeeyay inay la howlgalayaan ciidamada Jabhadda Syria ee xorta ah.

    Recep Tayyip Erdoğan ayaa si toos ah weerar afka ah ugu qaaday dalalka cambaareeyay howlgalka Turkiga, sida Masar iyo Sacuudiga, isagoo sheegay in Madaxweynaha Masar uu gowracay dimoqradiyadii dalkiisa, isla markaana uu laayey dad fara badan oo aanu xaq u lahayn inuu ka hadlo arrimaha Turkiga iyo Suyria, isagoo farriin culus u diray Sacuudiga oo ku yiri: “Sacuudiga… Bal is eega oo miraayadda isku fiiriya. .kuwa sababay in kumanaan Yemaniyiin ah ay dilaan xaq uma laha inay Turkiga la hadlaan..”.

    Isagoo la hadlayey dalka Midowga Yurub ayuu uga digay inuu qaxooti malaayiin ah kusoo fasixi doonaan haddii ay howlgalka Turkiga ka hor yimaadaan..” Midowga Yurubow.. haddii aad howlgalkeena ku tilmaantaan sharci darro, markaas waxaan albaabada u furi doonaan 3.6 Milyan oo Qaxooti Syrian ah oo Yurub soo geli doona..”

    Wuxuu farriin kale u diray Mareykanka ku doodaya in Turkigu leynayo dadka Kurdiyiinta ah, isagoo sheegay in Turkiga ay joogaan 300,000 qof oo qaxooti, kuwaasoo cid soo hadal qaaday aysan jirin.

    Howlgalka ciidamada Turkiga ee shalay ka bilowday Waqooyiga Turkiga ayuu sheegay in lagu dilay 106 ka mida maleeshiyada Kurdiyiinta ee Syria, isla markaana howlgalka uu yahay mid lagu mideynayo dhulka Syria oo looga xoreynayo xuduudka ku teedsan dalka Turkiga.

    Alsisi Erdogan Recep Tayyip Erdogan Saudi Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Goor dhoweyd ka degay Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, kana qeyb galaya..
    Next Article Hanti-dhowrka Guud: “Ma jirto meel ay Warbixinteena uga jirto Lacag la lunsday, laakiin waxaa…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo