Madaxweynayaasha maamullada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mida dadka daawanaya ciyaarta galabta dhex mareysa labada xul ee maamulladooda.
Laba madaxweyne oo is barbar fadhiya ayaa kala taageeraya labada kooxood ee u kala ciyaaraha labada maamul, waxayna sheegeen inay garoonka u tageen dhiirigelinta kooxahooda.