Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo isku heysta 3 Qodob oo laga soo saari lahaa shirka Baydhaba [Akhriso]

    Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo isku heysta 3 Qodob oo laga soo saari lahaa shirka Baydhaba [Akhriso]

    May 15, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Gobaleedyada Soomaaliya ayaa weli ka socda Magaalada Baydhabo, iyadoo waqti dheeraad ah lagu daray, isla markaana aan warbaahinta loo ogolaan.

    Shirka ayaa intiisa badan looga hadlayaa xiriirka sii xumaanaya ee u dhaxeeya inta badan maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka, waxaana wehliya dagaalka Alshabaab iyo arrimaha Fataghaadda ee ka jirta Koonfurta Soomaaiya, siiba gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe iyo Gedo.

    Saddex ka mida Maamul Gobaleedyada oo kala ah Puntland, Jubbaland iyo Koofur Galbeed ayaa si wey ugu kacsan dowladda Federaalka, waxayna doonayaan inay shirka ka soo saaraan war-murtiyeeda adag oo lagu joojinayo wada-shaqeynta dowladda Federaalka inta ay ka fulineyso heshiisyadii hore ay labada dhinac u gaareen, arrintaas oo ay ka horjeedaan labada maamul ee Galmudug & Hirshabeelle oo doonaya xal meel dhexe ah in arrinta loo helo.

    Haddaladii ugu kululaa waxaa furitaankii shirka ka jeediyay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo si weyn u weeraray madaxda dowladda Federaalka, halka madaxweynayasha Galmudug iyo Hirshabeelle ay khudbadahooda ahaayeen kuwo aan heerkaas gaarsiisneyn.

    Qodobadda la isku hayo in shirka Madaxda maamul Goboleedyada laga soo saaro waxaa ka mida:

    • In laga dalbado Dowlada Federaalka joojinta Faragelinta ay ku heyso Maamul Gobaleedyada
    • In Cabasho loo diro Beesha Caalamka oo lagua cadeeyo ineysan Maamul Goboleedyada la shaqeyn karin dowladda Federaalka.
    • Iyo in waqti loo qabto dowladda Federaalka xiriirka loogu jarayo haddi ay fulin weydo  fulinta qodobadii lagu heshiiyay October 2017.

    Lama oga in heshiis laga gaari doono arrimahan oo ay isku hayaan shanta madaxweyne oo 3 ka mida ay doonayaan, halka laba madaxweyne aysan ku qanacsaneyn in xaaladda heerkaasi la gaarsiiyo, taasoo keentay inuu shirku daba dheeraado.

    Baydhaba Madaxda Maamul obo Shirka Baydhaba Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirweynihii Dib u eegista Dastuurka ee Muqdisho
    Next Article Madaxweynaha Soomaaliya oo War kasoo saaray Dagaalka Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo