Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Go’aan kasoo saaray xalinta khilaafka Doorashada (War-murtiyeed)

    Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Go’aan kasoo saaray xalinta khilaafka Doorashada (War-murtiyeed)

    December 24, 2020Updated:December 24, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.

    Kulanka oo looga hadlay iskaashiga Puntland iyo Galmudug, ee dhinacyada Amniga, bulshada iyo horumarka, waxaa kaloo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan Doorashadda, iyadoo War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen ku heshiiyeen inay ka shaqeeyaan sidii la isugu soo dhoweyn lahaa dhinacyada ku kala aragtida duwan hanaanka qabsoomidda doorashada .

    AKHRISO QODOBADDA WAR-MURTIYEED

    Shirka ayaa waxaa lagu gaaray qodobada soo socda:

    1. Shirku wuxuu tacsi u dirayaa dhamaan intii ku dhimatay qaraxii argagixisada ee 19kii December 2020 ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan Saraakiishii, Masuuliyiintii iyo shacabkii ku dhintay.
    2. In Galmudug iyo Puntland ay iska kaashadaan xoojinta amniga gudaha labada Maamul iyo la dagaalanka Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish.
    3. In la adkeeyo nabadda iyo nabadeynta bulshada ka kala tirsan Galmudug iyo Puntland.
    4. In la dhiiri galiyo, lana xoojiyo iskaashiga horumarinta dhaqaalaha, isu socodka ganacsiga iyo iskaashiga dhismaha hay’adaha dowliga ah.
    5. Dowladaha Galmudug iyo Puntland waxay markasta diyaar u yihiin dadaal kasta ee loo dhanyahay ee lagu gaari karo hirgalinta doorashada 2020/2021. Sidaa darteed ayadoo la dhawrayo heshiiskii lagu gaaray 17kii September 2020 Magaalada Mogadishu, Dowladaha Galmudug iyo Puntland waxay ku heshiiyeen inay ka wada shaqeeyaan sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen dhinacyada ku kala aragtida duwan hanaanka qabsoomidda doorashada.
    6. Shirku wuxuu ugu baaqayaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed in la illaaliyo midnimada, amniga iyo xasiloonida Dalka, lagana fogaado wixii keeni kara xasilooni darro iyo khal khal amni.
    7. Shirku wuxuu ka mahad celinayaa taageerada Beesha Caalamka ee dhismaha dowladnimada Soomaaliya, arrimaha bini’aadantinimo iyo horumarinta dhaqaalaha. Shirku wuxuu ugu baaqayaa Beesha Caalamka inay gacan ka geystaan qabsoomidda doorasho.

    Image may contain: 3 people, people sitting
    Deni Doorashada Galmudug Madaxweye Qoorqoor Puntland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in la joojiyo Doorashada uu wado Guddiga lagu muransan yahay
    Next Article Xasan Sheekh oo ka digay Wareegto Sharci-darro ah oo kasoo baxday Farmaajo, kuna tilmaamay keli-talisnimo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo