Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Madaxweyne C/weli Gaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay Koonfurta Gaalkacyo, Khudbad qiiro lehna jeediyay [Sawirro]

    Madaxweyne C/weli Gaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay Koonfurta Gaalkacyo, Khudbad qiiro lehna jeediyay [Sawirro]

    December 27, 2017Updated:December 28, 20172 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta tegay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin iyo dadweynaha Galmudug.

    Madaxweyne Gaas ka qayb galay kulan ahaa is dhex galka bulshada magaalada Gaalkacyo, waxaana kusoo dhoweeyay dhinaca Galmudug Masuuliyiin katirsan Golayaasha Maamulka Galmudug, Talisika ciidamada mamulkaasi, saraakiil katirsan Madaxtooyada Galmudug, Odayaal dhaqan, waxgarad, aqoonyahano, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada maamulkaasi.

    Madaxweynaha Puntland ayaa kulan la qaatay ciidamada isku dhafka ee Magaalada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo qeybaha kala duwan ee ee bulshada Koonfurta Galaakacayo.

    Khudbad qiiro leh oo uu jeediyey C/weli Gaas ayaa waxaa ka mid ahaa: “Waxaan ka mahadcelinayaa soo dhowanynta wanaagsan ee walaaltinimada leh iyo dareenka wanaagsan ee aad maanta nagu soo dhawaayseen, waxaan aad ugu mahadcelinayaa intii wanaagaan kasoo shaqaysay sida maamulka degmada, maamulka Gobolka, dhalinyarada, haweenka, waxgaradka, taliyayaasha ciidamada, iyo intii kale oo kaqayb qaadatay wanaaga badan ee aan ujeedno maanta, una dhabar adaygay hawshaan adag, runtii waan jeclaa in aan imaado intii uu joogay madaxwayne Axmed Ducaale Xaaf, laakiin duruufo kale ayaan ii saamixin in aan imaado waan rajaynayaa markale in aan gobolka isugu nimaadno saan ku balansanahay, si nabadda Gaalkacayo usal dhigato, uwaarto dadkanina ay wanaag iyo walaaltinimo kuwada noolaadan ayaan rajaynaynaa, nabada Gaalkacayo marka hore Gaalkacayo ayay mihiim utahay, wanaag iyo qurux utahay, waxay horseed unoqonaysaa sidoo kale nabadda soomaaliyeed, maata waxaa ii muuqada bisayl aad ubadan waxaan rajaynayaa in bisaylkaasi uu yahay mid dhab ah, dadka reer Gaalkacayo ma tihidin dad meel kala aadaya oo kala guuraya waxaa tihiin dad ehel ah oo aan kala maarmin, maanta waxaa jira cadaw Somaaliya dhib wayn kuhaya inaga oo dhan aan inakala aqoon oo aan cidna dhaafayn oo dhibaato wayn soomaaliya kuhaya oo Dawladnimadeena, wanaageena, qaranimadeena, hortaagan oo kashaqaynaya sidii ay inoo dhibi lahaayeen iyaguna u guulaysan lahaayeen, markaa wa in aan gacmaha isqabsanaa cadwgeena halmeel uga soo wada jeesanaa dhammaanteen oo goboladeena ay dhibka kuhayaan aynu si wada jir ah uga xoraysano ayaa layna karaabaa, waxaan rabaa marka in aan kahadlo ciidankan isku dhafka ah, waxaa loo sameeyay in ay wanaag soo kordhiyaan in ay nabad soo kordhiyaan in ay magaalada horumarkeeda ka shaqeeyaan, wixi ka dhiman oo imkaaniyaad ah wixii aan u awoodno sida ugu wanagsan ayaan isgu dayaynaa in aanu u hawl galno”. ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.

    DAAWO SAWIRRO    

    Gaalkacyo Gaas Galmudug Puntland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye ay doorteen Xubnaha Haweenkaah ee ku jira Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka (Sawirro)
    Next Article Ciidamada dowladda Somalia oo lagu eedeeyay inay Gurigiisa Degmada Wanlaweyn ay ku dileen Nabadoon

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo