Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto xaalad heegan buuxa ah, kana hadlay…

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto xaalad heegan buuxa ah, kana hadlay…

    March 6, 2021Updated:March 6, 20211 Min Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto heegan buuxa, kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso.

    Shir jaraa’id oo uu qabtay isagoo ku sugan magaalada Boosaaso ayuu sheegay in tallaabo laga qaaday weerarkii argagaxisada, welina uu socdo howlgalkii ciidamada Puntland iyagoo dib loo soo qabtay maxaabiis ay la baxeen Alshabaab.

    “Puntland waxay ku jirtaa heegan buuxa, ficilka dhacayna sida ugu wanaagsan baan uga fal celinaynaa, dadka ay ku caddaato inay qayb ka ahaayeen waxaan rajeynayaa inaan ka abaal marino oo wajibkooda la mariyo” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

    Deni ayaa sheegay inaan looga hari doonin kuwii weerarka soo qaaday, isla markaana baaritan lagu wado dadkii fududeeyay weerarka oo qaarkood la qabtay, wuxuuna ku hanjabay in dadkii weerarka ka qeyb qaatay aan looga hari doonin.

    Wuxuu sheegay in Kooxdii weerarka soo qaaday ay ciidamadu ka daba tageen isla markaana gaarsiiyeen jab xooggan, isagoo aan sheegin tirada maxaabiista ay ciidamada Puntland soo qabteen iyo inta maqan ee baxsatay markii weerarka lagu galay, howlgalak lagu guuleysay 80% sida uu yiri.

    Wuxuu kaloo Siciid Deni ka hadlay qarixii Muqdisho xalay ka dhcay ee lagu weerarray Baarka Hotel Lul Yemani, isagoo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxa Muqdisho.

    Alshabaab Boosaaso Deni Siciid C/llaahi Deni
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxman C/shakuur oo soo bandhigay Xog ay Dowladda ka heysay Qarixii Baarka Luul Yemani
    Next Article Ismacil Cumar Gelle oo shaaciyey sabab yaab leh oo ku dhalisay inuu markii 5-aad isu sharxo Madaxweyne

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo