Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 24
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Madaxweyne Donald Trump oo Dagaal Ganacsi ka dhex Qarxiyey Mareykanka, Midowga Yurub & Canada

    Madaxweyne Donald Trump oo Dagaal Ganacsi ka dhex Qarxiyey Mareykanka, Midowga Yurub & Canada

    June 1, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaal ganacsi oo aan hore loo arag ayuu qarxiyey Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isagoo ku sii socda canshuurta uu kusoo rogay dalalka Midowga Yurub, Canada iyo Mexico.

    Dalalka Midowga Yurub,Canada iyo Mexico ayaa qorshaynaya inay ku dhaqaaqaan tallaabo ay uga argoosanayaan go’aanka Madaxweyne Donald Trump uu caanshuuraha ugu soo rogay macdanta naxaaska iyo birta loo dhoofiyo Mareykanka.

    Midowga Yurub ayaa soo saaray warbixin ka kooban 10 bog oo ku salaysan alaabaha uu canshuuro Mareykanka oo ay kamid yihiin cunnada iyo mootada. Dalalka Midowga Yurub waxay qorshaynayaan inay ka hor yimadaan go’aankaasi.

    Madxaweynaha Mareykanka Trump ayaa ku andacoonayana canshuuraha uu kusoo rogay naxaaska lasoo gelinaya Mareykanka ay dan u tahay dadka Mareykanka ee ka shaqaysta biraha iyo inay muhiim tahay ganacsiga dalkaasi.

    Madxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo guddoomiyaha barlaamanka arrimaha ganacsiga EU Bernd Lange ayaa ku tilmaamay go’aanka Trump mid sharci darro ah.

    Wasiirka ganacsiga ee dalka Jarmalka Peter Altmaier ayaa ku rajo qabaa in jawaabta Midowga Yurub ay u horseedi doonto Madaxweyne Trump inuu dib uu eego canshuurta uu kusoo rogay naxaasta iyo birta Mareykanka loo dhoofiyo.

    Liam Fox ayaa sheegay in 25% canshuuraha la saaray naxaaska ay tahay tallaabo aan macquul ahayn. Wuxuu intaasi ku daray in nasiib darro ay tahay haddii dalalka saaxibada ah ay argoosi ku jiraan mar kasta.

    Midowga Yurub waxay sheegeen inay ka hortagayaan go'aanka Trump
    Midowga Yurub waxay sheegeen inay ka hortagayaan go’aanka Trump

    Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa sheegay in go’aanka madaxweyne Trump innaba aan la aqbali Karin islamarkaasna ka hor yimid hadlka Trump ee ahaa in tallaabadan ay difaaci doonto danaha dadka ku shaqaysta birta ee dalka Mareykanka.

    Canada ayaa qorshaynaysaa in bisha July ay kusoo roogto 25%, 13 bilyan oo doolar oo ah qiimaha alaabaha ay dhofiyaan Mareykanka, Badeecadaha ay saamayn doonto waxaa kamid ah birta Naxaaska ah, caanaha iyo Kafeega Mareykanka.

    Dadka kasoo horjeeda arrintani waxaa kamid ah Paul Ryan oo ah Afahayeenka aqalka baarlamaanka Mareykanka, wuxuu yiri ” bartilmaameedku wuxuu yahay dalalka saaxibada la ha Mareykanka, marka goormaan ka shaqayn doonaa in aan ka hadalno ganacsiga aan caddaaladda ahayn sida dalka Shiinaha uu wado”

    Canada EU Trade War US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFilimkii Madax-jebiska ee Alshabaab oo Aragagax ka abuuray Baraha Bulshada [Xildhibaan Qeylo dhaan soo saaray]
    Next Article Wararkii ug danbeeyay Ciidamada Amniga Caasimadda oo Dagaal ku qabsaday Xaafad ka tirsan Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo