Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Madaxweyne Erdogan: “Mishiinada aan dalkeena ku sameynay waxaa ku neefsan doona walaallaheen Soomaaliyed”

    Madaxweyne Erdogan: “Mishiinada aan dalkeena ku sameynay waxaa ku neefsan doona walaallaheen Soomaaliyed”

    May 2, 2020Updated:May 2, 20201 Min Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay Mishiinada Bukaanta ka saacida neefsashada ee lagu sameeyay dalkiisa iyo qlaab kale oo caafimaad ay uu deeqeen wallaalahood Soomaaliyeed.

    Qoraal uu goor dhoweyd soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu madaxweynaha Turkiga ku yiri: “Qalabka mishiinada ee aan dalkeeda ku sameynay waxaa ku neefsan doona wallaalaheen Soomaaliyeed.. Xadaaraddu kuma dhisna awood, waxay salka ku heysaa damiirka. Shacabkeena wuxuu garab taagan yahay kuwa la dulmiyey iyo kuwa dhibaareysan..”

    Mishiinadan cusub ee “Ventilator” oo ah kuwa bukaanada ka caawiya inay neefsadaan ayaa ah kuwo lagu sameeyay gudaha Turkiga, waana markii ugu horeysay ee Turkiga geeyo dibadda, iyadoo ay noqotay dalkii koowaad ee la siinayo mishiinadan oo ay soo saarto shirkadda Milli Teknoloji Hamlesi ee dalka Turkiga.

    Soomaaliya ayaa ka mida dalalka ugu liita caalamka ee hay’adahooda caafimaad ku burbureen dagaaladii sokeeye, waxaana uu ka mid yahay dalalka ugu horeeya ee Bariga Afrika uu saameeyay cudurka Covid-19.

    SAWIRRO

    #MilliTeknolojiHamlesi ile geliştirdiğimiz solunum cihazları Somalili kardeşlerimize nefes olacak. Medeniyet imkân değil, vicdan meselesidir. Milletimizin imkânları da vicdanı da mazlum ve muhtaçların yanındadır.

    Aziz Milletim, senin kalbinde merhamet adlı bir çınar vardır! pic.twitter.com/z5aqyPqZe9

    — Recep Tayyip Erdoğan (@RTErdogan) May 2, 2020
    Corona Virus Recep Tayyip Erdogan Somalia Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTurkiga oo Qalab Caafimaad oo ay ku jiraan Mishiinada Neefta ugu deeqday Dowladda Somalia (Sawirrro)
    Next Article 70 Soomaali ah oo Cudurka Coronavirus laga helay labadii maalmood ee ugu danbeeyay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo