Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faray Taliska Xoogga dalka in hoggaannada iyo qeybaha ciidanka laga howlgeliyo saraakiisha cusub ee dhalinyarrada ah oo wax ku soo bartay dalalka dibadda.
Iyadoo arrintaas la fulinayo ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga saraakiisha dhalinyarrada ah iyo taliska ciidamada Xoogga, waxaana halkaasi si qiiro leh uga hadlay saraakiishaasi oo sheegay inaan laga faa’iideysan aqoontooda iyagoo diyaar u ah inay dalkooda u dhintaan.
HOOS KA DAAWO