Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Madaxweyne Farmaajo oo difaacay sababta uu u joojiyey Tacsida & Cambaareynta Qaraxyada

    Madaxweyne Farmaajo oo difaacay sababta uu u joojiyey Tacsida & Cambaareynta Qaraxyada

    July 27, 2019Updated:July 27, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa difaacay sababta uu u joojiyey cambaareynta qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho iyo tacsida loo diro dadka ku waxyeelooba, tasoo ahayd arrin ay si weyn ugu dhaliileen siyaasiyiin iyo dadweyne kala duwan oo baraha bulshada ku faaqida hab-dhaqanka hoggaanka sare ee Villa Somalia.

    Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayey kulankii uu habeenkii Khamiista la yeeshay taliyeyaasha ciidamada iyo Gurmadka qaraxii ka dhacay Xarunta G/banaadir ayaa ku dooday in tacsi uu diro aysan waxba soo kordhineyn, iyadoo dalku dagaal kula jiro argagixisada Alshabaab, isaguna uu qaatay inuu iska dhaafo cambaareyn iyo tacsi oo muujinaya daciifnimo, sida uu yiri.

    Xubnihii kulanka ka qeyb galay ayaa u sheegay Wadani.net in madaxweyne Farmaajo uu si weyn uga welwelsanaa qaraxyada sii kordhay ee Alshabaab iyo sida ay ugu suuragashay inay dhex galaan ciidamada amniga oo qaraxyo ka fuliyaan gudaha xarunta Gobolka Banaadir.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa qaraxii ugu horeeyay ee Muqdisho ka dhacay kadib markii uu xilka la wareegay ku dhaqaaqay inuu habeennimo isbitaalka Media ku booqdo dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi oo ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey, balse wuxuu muddooyinkii danbe qatay go’aan ah inuu ka aamuso qaraxyada ka dhaca Muqdisho iyo gobollada dalka.

    Dad badan ayaa faallooyin aan wanaagsneyn ka bixin jiray farriimaha tacsida ah ee madaxweynaha ka yimaada laguna qoro baraha bulshada, iyagoo ku eedeynaya waxqabad la’aan iyo damqasho xumo, taasoo qeyb ka ah in madaxweyne Farmaajo uu joojiyo cambaareysa qaraxyada iyo tacsi u dirista dadka ku dhinta.

    Qorshe cusub oo uu amray in lagu dhaqaaqo ayaa ah dib u habeyn guud oo ku saabsan hay’adaha amniga, taasoo xukuumadda looga fadhiyo.

    Madaxtooyada Qaraxyada Tacsi Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha X/weyne: “Waxaan kusoo baraarugay anagoo dhulka wada jiifno, dhaawac iyo dhimasho..”
    Next Article Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Garoonka Dhusamareb & Wararkii ugu danbeeyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo