Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacabaay Golaha Dhaqaalaha Qaranka kadib wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya 12-kii Bishan July 2018.
Xeer madaxweyne ayaa lagu abuuray dhismaha Guddiga cusub ee Dhaqaalaha Qaranka oo ka kooban: Guddi-hoosaadka dhaqaalaha Golaha Wasiirada, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Shan Xubnood oo la-taliyeyaal ah oo lagu soo xulayo aqoontooda.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA



![Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Dhismaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka [Akhriso Wareegto]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/10/saxiix-Farmajo-1024x683.jpg)