Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay mas’uuliyiinta ka howgaleysa Madaxtooyada Soomaaliya.
Xubanha la magacaabay waxaa ka mida agaasime rasmi ah oo madaxtooyada yeelaneyso, la-taliye, kaaliye iyo hab maamuus, waxaana xilalkan loo magacaabay ka muuqda xubno cusub.
Halkaan ka Akhriso magacyada masuuliyiinta la magacaabay.
1 . Abuukar Daahir Cismaan – Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.
2. Prof. Nuur Diiriye Fuursade -La-Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.
3. Maxamed Cabdullahi Axmed – Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed – Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.
5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.
Wadani.com