Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweyne Farmaajo oo Sir kashifay, Afkana furtay: “Mucaaradnimo aan indho iyo dhego lahayn ayaa..” [Dhageyso]

    Madaxweyne Farmaajo oo Sir kashifay, Afkana furtay: “Mucaaradnimo aan indho iyo dhego lahayn ayaa..” [Dhageyso]

    November 11, 2017Updated:November 11, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday sir uu sheegay inay ku saabsan tahay duminta dowlad kasta oo la oo dhiso.

    Wuxuu ku eedeeyay Siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda inay doonayaan inay curyaamiyaan dalka oo ay niyad jebiyaan shacabka, wuxuuna sheegay in dadka ay ku dhex jiraan siyaasiyiin dano gaara oo aan indho iyo dhego lahayn sida uu yiri.

    “Waxaan idin sheegayaa caawa sir, markii dowladii Xasan Sheekh 6 bilood jirtay ayaa la ila soo xiriiray oo la i yiri: dowladda ayaan mucaaradeynaa, waxaan ku iri dowladda waqti hala siiyo… dadka howsha hadda ku jira qaarkood markaasna waa ku jireen mucaaradnimada…” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay xaflad ka dhacday xarunta dugsiga sare ee Booliska Jen. Kaahiye.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 
    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

    “Waxaan idinla wadaagayaa caawa arrin sir ah ayaan idinla wadaagayaa, waxaa aad hada arkeysaan afar sano kahor way jirtay. Dowladdii dowladdaan ka horeysay markii la doortay iyadoo lix bilood jirta yaa la’ila soo hadlay aniga oo la’iyiri waa la Mucaaradaya Dowladdaas ee kasoo qeybgal, waa xaqiiqo waxaan idiin sheegayo oo waxaan ku iri Dowladdaan Lix bilood ey jirtaaye, maxay sameysay oo lagu mucaaradayaa? dadka howshaan hada ku jira qaarkood, markaasina waa ku jireen…. Xaqiiqada idiin sheegaya… Waxaan kula taliyey oo illaahay hortiis ah, waxaan ku iri wakhti ha la siiyo Dowladda, Dowladdu waa curdun, hadaa la doortay, sanado siiya, wakhtiga markuu soo dhowyahay qofkii damac ku jira halsano markay dhimantahay qorta wax alla waxii ka halaabay waa bani’aadan eh, intaas keena oo ummada u sheega inaad idinku wax ka fiican qabaneysaan, Laakiin lugaha iyo tafaha yaan la qaban Dowladda!.  Hadana tii baa socota tafihii baa la rabaa in la qabto oo toban sano kahor wixii bilowday hada ay socdaan oo dib loogu noqdo, waxyaabaha keenay in Dowladda iyo Shacabka la kala fogeeyo . Waxaa la yiri been fakatay run ma gaarto, markii propoganda iyo been iyo wax aan jirin lagu celceliyo, shacabkii rajadoodii hoos ayaa loo dhigaya, waa la qalbi jebinayaa Shacabkii ileen been iyo Propoganda iyo waxaan jirin ayaa loo sheegay iyo waxaan xaqiiqo aheyn…” FARMAAJO

     

    DHAGEYSO

    http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/11/Madaxweyne-farmaajo-codkiisa.mp3
    Farmaajo Madxweyne Farmaajo Mucaarad Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSheekh Xasan Daahir oo farriin Naadir ah u diray Madaxweyne Farmaajo [DHAGEYSO]
    Next Article Sarkaal ka tirsan Ciidamada NISA oo toogasho lagu dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo