Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iy wafdigii la socday oo ku sugan Turkiga ayaa booqday Qabriga aas-aasihii dowladda cilmaaniga ee Turkiga Mustafa Ataturk.
Waxaa booqashada ku wehliyey madaxweynaha dhammaan wafdiga la socday oo ka kooban wasiiro, xildhibaano iyo la-taliyeyaal, waxaa kaloo ka mid ahaa saraakiisha dowladda Turkiga.
SAWIRRO
Wadani.com
Madaxweyne Farmaajo oo booqday Qabrigii Aas-aasaha Imaaraadka Carabta [Sawirro]