Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Madaxweyne Gaas oo ku laabtay Garowe iyo Mooshinkii looga horjeeday oo dib u soo noolaaday

    Madaxweyne Gaas oo ku laabtay Garowe iyo Mooshinkii looga horjeeday oo dib u soo noolaaday

    May 16, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay Garowe kadib markii uu socdaal qaatay aba toddobaad ku maray dalalka Kenya, Imaaraadka Carabta iyo Talyaaniga, waxaana garoonka uga hor tegay madaxweyne ku xigeenkiisa iyo afhayeenka Baarlamaanka Puntland, wasiirada iyo dadweyne fara badan.

    moshin-gaas

    Md. Gaas ayaa sheegay inuu safar shaqo ku maqnaa ujeedka socdaalkiisuna ahaa sidii loo hormarin lahaa kaabayaasha dhaqaalaha sida garoomada diyaaradaha iyo dekadaha, wuxuuna intaas ku daray in socdaalkliisa uu kaliya ahaa mid ku saabsan isbedel lagu sameeyo dhaqaalaha dalka. Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga ayuu sheegay inay is arkeen oo ay ka codsadeen mashaariic cusub inay ka fuliyaan Puntland, sidoo kalena ay Imaaraadka u tageen arrintaas oo kalem safarkaasina guul ku soo dhammaaday.

    Magaalada Garowe waxaa ka socda mooshin lagu doonayo in lagu soo gole joojiyo xukuumada C/weli Gaas oo ay ku soo eedeeyeen in xaaladda Puntland ay kasii dartay dhinacyada ammaanka, siyaasadda iyo dhaqaalaha. Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland  ee doonaya in kalfadhi aan caadi ah oo degdeg la qabto ayaa la kala furay, iyadoo faragelin lagu sameeyay, kadibna dib ayay isu abaaluleen  iyagoo helay xubno cusub.

    Xildhibaanno gaaraya lix ayaa kusoo biiray xildhibaanadii kalfadhiga aan caadiga ahayn dalbaday, waxayna qireen inay jiraan xildhibaano ka mid ahaa oo laga saaray kooxdooda, laakiin ay ku bedeleen xildhibaanada cusub ee ku soo biiray, tirada xildhibannada hadda saxiixay mooshinka waxay gaarayaan 26 xildhibaan, waxaana kalfadhiga aan caadiga aheyn dalban kara 17 Mudane oo kaliya.

    Waxaa la arki doonaa inay ku guuleysan doonaan in kalfdhi aan caadi ahayn la qabto iyo in mar kale la kala furfuri doono, xilli uu dib u soo laabtay madaxweyne Gaas oo mooshinku ku wajahan yahay.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

    C/weli Gaas Mooshin Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulka Jubba: “Haddaan laga noqon mooshinka Jubba, waxaan ka fiirsaneynaa wada shaqeynta dowladda Federaalka”
    Next Article Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre: “Hiiraan keligeed ayaa maamul noqon karta…!!”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo