Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa magacaabay guddi loogu magac daray TAAKULADA IYO DIFAACA DALKA OO Puntland ay leedahay, kaasoo guddoomiye looga dhigay madaxweyne ku xigeenka Puntland, isla markaana ay ka mid yihiin wasiiro iy xubno kale.
Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga “Taakulada & Difaaca dalka” [WARGEETO]
1 Min Read
Puntland