Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweyne Qoorqoor: “Galmudug ma aqbaleyso Qori Caaradiis in lagu raadiyo damac shaqsi iyo kuraas…”

    Madaxweyne Qoorqoor: “Galmudug ma aqbaleyso Qori Caaradiis in lagu raadiyo damac shaqsi iyo kuraas…”

    October 26, 2021Updated:October 26, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qoorqoor wuxuu dhinacyo Soomaali iyo Ajnabi ah ku eedeeyay inay taageerayaan Ahlu suna, isagoo ka digay kooxo warar aan sax ahayn faafinaya

    Madaxweynaha Galmudug ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda Galmudug iyo dagaalka ka socda Magalada Guriceel ee maamulkiisu kula jiro kooxda Ahlu suna.

    Wuxuu marka hore sheegay inuu ka xun yahay duullaanka ay kooxda la baxday Ahlu suna kusoo qaaday Guriceel, iyo xaaladda barakaca ee ka dhalatay, isagoo shaaciyey Guddi qaabilsan taakulada dadka dhibaateysan, wuxuuna baaq u diray Soomaalida, dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka inay gargaar u fidiyaan dadka Guriceel.

    Madaxweyne Qoorqoor wuxuu weerar afka ah u qaaday kooxda Ahlu suna, isagoo sheegay in kooxdaasi ay tahay mid dano gaaro u dhisan oo ay dadaal badan u galeen inay ka baxaan Guriceel, ayna sugeen muddo 22 maalmood ah, balse ay qaateen inay dhufeyso ka qoteen Guriceel, iyagoo qorsheeyay inay degaano kale qabsadaan.

    “Dowladda Galmudug waxay ku qasbanaatay inay is difaaco, waxayna ku meteshaa dadkeeda, wxaan caddeyneynaa oo aan ku celineynaa mowqifka Galmudug inay qanciso wax kasta oo uu tabanayo. Dowlada Galmudug marna ma aqbaleyso in xoog iyo qori caaradiis degaan lagu qabsado, sharciyadeeda lagu soo duulo, sidaasina damac shaqsi ah lagu xaqiijiyo, masaniib iyo kuraas lagu raadiyo dhalinyarrada Galmduug oo xaabo lag dhigto” ayuu yiri Axmed Qoorqoor.

    Wuxuu eedeyn u jeediyey dad u usheegay inay dad marin hahaabinaya waxa jira Guriceel oo dano qaloocan ka leh arrintaasi.

    Wuxuu kaloo sheegay inay jiraan hinacyo gadaal ka taagan oo taageeraya dhibaatadda Guriceel, kyuwaasoo isigu jira oo Ajnabi iyo Soomalai leh, balse uu sheegay inay caddeymaha ay hayaan soo soo bandhigi doonaan mar kale.

    Madaxweynaha Galmudug wuxuu dib u xaqiijiyey inay Galmduug ka dhici doonto Doorashada dalka oo aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin xaaladda hadda jirta.

    Ahlu suna Galmudug Guriceel Qoorqoor Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXaaladda Guriceel oo maanta ka duwan sidii hore: Ma lasoo afjari doonaa Dagaalka Ahlu suna..?
    Next Article Natiijada Doorashada Degmada Qardho oo la shaaciyey (Akhriso Magacyada 33 Wakiil ee la doortay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo