Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Madaxweyne Trump oo markii ugu horeysay jebinaya Sharci uu hore u soo saaray oo lagu cambaareeyay

    Madaxweyne Trump oo markii ugu horeysay jebinaya Sharci uu hore u soo saaray oo lagu cambaareeyay

    June 21, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Maraykanka ayaa soo saaray Wareegto uu ku joojinayo isla sharci uu isagu hore u soo rogay oo ku saabsanaa in wax dulqaad ah aan loo haynin dadka Maraykanka sharci-darrada ku soo galaya, kaasoo keenay in dadku xadka Maraykanka si sharci darro ah ku yimaaddaan, iyagana la celinayo, caruurtoodana la reebi doono.

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu si deg deg ah u saxiixi doono wareegtada ay ku caddahay  in qoysaska qaxootiga ah iyo carruurtooda aanan la kala geyn oo ay isla joogaan goobaha xudduuda Mexico.

    Arrintan ayaa ka danbeysay markii cambaareyn culus iyo naxariis darro lagu tilmaamay markii kumanaan carruur ah laga qaaday waalidiintooda isla markaana la geeyay xarumo gooni ah, iyadoo ay ka hor yimaadeen madaxda Mareykanka iyo ururada xuquuqda Insaanka.

    Madaxda dalalka Caalamka ayaa si weyn uga carrooday siyaasada qaxootiga ee dulqaad la’aanta ah ee madaxweyen Trump, taasi oo ku saabsan in xubanaha qoyska ee wada socda la kala qaybiyo inta dacwaddooda la dhagaysanayo.

    Maanta oo khamiis ah ayaa Congress-ka Mareykanka wuxuu u codeynayaa xeer socdaalka iyo muhaajiriinta loo dejinayo oo lagu joojinayo in carruurta la gala haro waalidiintooda sida sharcidarrada ahi ku galay gudaha Mareykanka.

    Waxa dhacday in warbaahinta Marykanka ay soo bandhigtay sawirada iyo oohintii ilma yar yar oo meelo ku xiran oo u ooyaya waalidkood oo iyaguna meelo kale lagu hayo iyo Madaxweyne Trump oo diiday in dhaqankaa la joojiyo.

    Afhayeenka aqalka Paul Ryan ayaa sheegay in xeerkani cusub uu xal u noqonayo mushkiladan iyo dadka faraha badan ee ku qulqulaya gudaha Mareykanka ee magangelyo doonka iyo tahriibka isugu jira, kuwaa oo keentay in 2,300 carruur ah la gala haro waalidiintooda tan iyo shanti bishii May ee aynu soo dhaafnay.

    Waxaa walaac ballaaran laga muujiyay waalidiinta dalka laga dhoofiyo iyagoo aanay la socon carruurtii ay wateen oo laga reebay. Garyaqaannada arrimaha socdaalka ayaa waxay sheegayaan in ay jiraan waalidiin badan oo dalka laga dhoofiyay iyagoo aan ciyaalkoodii la socon, waxaana xitaa jira waalidiin dalka laga dhoofiyay intii aanay helin carruurtoodii.

    Xildhibaan John Lewis oo u ololeeya xuquuqda dadka oo ka hadlay shir jaraaid oo ka dhacay washington wuxuu yiri waa in la joojiyaa siyaasadda noocan ah ee lagu kala reebayo carruurta iyo waalidiintooda.

    Madaxweyne Trump oo aan wax caddeyn ah iyo daliil u cuskan ayaa sheegay in kumanaan qof aysan ahayn ee malaayiin ay soo gali doonaaan gudaha Mareykanka, waa haddii buu yiri aan tallaabo adag la qaadin.

    Donald Trump Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Madaxweynihii hore oo soo bandhigay Qorshe lagu xalin karo Colaada Tukaraq ee Somaliland & Puntland
    Next Article Doorashooyinka Turkiga (Muhiimadda iyo Saameynta ay yeelan karto)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo