Madaxweyne Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inaysan jirin Madax Galmudug oo is khilaafsan, wixii ka dambeeyay 18-kii bishan September, isla markaana mushikadaha ka jiray Galmudug ee siyaasadeed iyo amni ay ahaayee kuwo la abuuray oo laga soo maleegay Madaxtooyada Soomaaliya.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XAAF


![Madaxweyne Xaaf oo War Culus kasoo saaray baaqii Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/10/Xaaf-Farmajo.jpg)