Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, July 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweyne Xasan Sheekh oo si lama filaan ah u tegay fadhiga Baarlamaanka, khudbadna ka jeediyay

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo si lama filaan ah u tegay fadhiga Baarlamaanka, khudbadna ka jeediyay

    June 30, 2015Updated:June 30, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si lama filaan ah u tegay Shirka Golaha Baarlamaanka oo fadhigii maanta looga haddayay ansixinta Guddiyada Qaranka ee xukuumaddu soo magacawday.

    madax-xiris

    Madaxweynaha ayaa shirka yimid iyadoo ay socoto dood ah in cod gacan taag ah ama mid qarsoodi ah loo qaado ansixinta Guddiyada Qaran ee ay ka mid yihiin:

    • Guddiga Doorashooyinka
    • Guddiga Adeegga Garsoorka
    • & Guddiga Xuduudaha

    Lama oga ujeeda imaanshaha madaxweynaha ee Baarlamaanka, wuxuuna khudbad ka jeediyay fadhigha baarlamaanka isagoo kala hadlay arrimaha hiigsiga cusub ee 2016 oo uu sheegay inaysan jiri doonin waqti kororsi, wuxuuna intaas ku daray inaysan jirin tuhuno badan oo suuqa wareega kuna saabsan hiigsiga cusub iyo dowladiisa.

    Wuxuu soo qaaday horumar laga gaaray maamulka Maaliyadda dowladda Federaalka loona sameeyay nidaam cad oo hantida dalka lagu maamulo. Wuxuu kaloo sheegay dowladda ay dadaalo badan u gashay sidii dalka nabad loogu soo dabaali lahaa maadaama uu dalku dagaal kula jiro kooxaha nabad diidka ah ee Alshabaab.

    “Dagaalna waan garanaynaa maalin waxbaa riixeysaa maalinta waa lagu riixayaa laakin xaaladda amni ee guud ahaan dalka waa ay wanaagsan tahay, horumar ayaa laga gaaray qaabeynta dagaalka lagula jiro kooxaha argagaxisada”, ayuu yiri madaxweynaha.  Xasan Sheekh  ayaa u cadeeyay Golaha shacabka inaysan jiri doonin wax muddo kororsi ah marka uu dhamaado waqtiga dowladda federaalka oo hadda jirta.

    Wuxuu kaloo ka hadlay muranka u dhexeeya dowladaha  Soomaaliya iyo Kenya  ee ku aadan  xadka  dhinaca Badda ah oo ay wadagaan wuxuuna sheegay in  dowladda Soomaaliya ay dacwo ka  gudbisay arrintaasi  ayna  tallo dacwadaasi maxkamadda Cadaaladda Aduunka.

    Madaxweynaha  oo hadalkiisu dheeraa kale  ka hadlay derbiga dowladda Kenya ay  sheegtay in ay ka dhiseyso  xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, isagoo sheegay in Soomaaliya ay markasta ka go’an tahay deris wanaag isla markaana dowladu marna ogolaan doonin derbiga laga dhisayo xadka labada dalka. “Marna raali kama noqoneyno derbigaas xukuumada  guddi ayay u saartay arintan si ay u baaraan ayna keenaan xaqiiqada ka jirta”, ayuu yiri  madaxweynaha.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Baarlamaanka Madaxweynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGEG: Baarlamaanka oo go’aamiyay in cod qarsoodi ah loo qaado ansixinta Guddiyada Qaranka
    Next Article Dr. Tedros meets Jubaland Administrator Sheikh Ahmed Mohamed Islaan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo