Maxaweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray xerada Qaxootiga ee Dhadhaab, Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Wafdiga madaxweynaha waxaa soo dhoweeyay wasiirka arrimaha gudaha Kenya iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo ay wehliyeen wafdiga wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kasii horeeyay.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay tahay markii ugu horeysay ee uu tago xeryaha Qaxootiga ayaa booqan doona qeybo ka mida xerada Dhadhaab oo Kenya ay ku goodineyso inay xireyso.
SAWIRRO