Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan dhalinyaro ka tirsan xisbigiisa ayaa gurmad u tegey Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.
Xasan Sheekh iyo dhallinyarada xisbigiisa ayaa sheegay inay ka jawaabayeen baaqii Isbitaallada ee dadka loogu yeray inay Dhiig ku deeqaan, wuxuuna halkaasi kula hadlay dadka isagoo sheegay in caddowga Alshabaab oo mar waliba laaya shacabka loo baahan yahay in meel looga soo wada jeesto.
SAWIRRO




