Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»MADAXWEYNOW: Sidaan ma na qabataa..? (-Kharashkii aad ku bixisay socdaalkii Itoobiya-)

    MADAXWEYNOW: Sidaan ma na qabataa..? (-Kharashkii aad ku bixisay socdaalkii Itoobiya-)

    February 19, 2015Updated:February 19, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal qaatay laba maalmood ku tegay dalka Itoobiya isagoo halkaasi uga qeyb galay xuska sanadguuradii 40-aad ee aasaaska ururka jabhada TPLF ee talada ka riday madaxweynihii hore ee Itoobiya, wuxuuna ka mid ahaa wufuud goboleed oo magaalada Makelle ee xarunta  ismaamulka Tigreega uga qeyb galay xafladaasi.

    Kama hadleyno inay sax ahayd ka qeyb galka madaxweynaha ee xafladaasi iyo muhiimadii uu siiyay shaqsiyan inuusan ka maqnaan xafladda TPLF oo qiime weyn la siiyay. Sidoo kale ma rabno inaan faaqidno cidda ay ahayd inay tagto ama loo qorsheeyayba oo maqaal hore aanu uga soo hadalnay. Laakiin waxaan halkan ka eegeynaa oo kaliya kharashka ku baxay safarkaasi iyo xaaladda dhaqaale ee dowladdu ku sugan tahay.

    Xasan-SHeekh

    Safarka madaxweynaha oo haddii aanu tegin madaxweynaha uu ku qornaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar  Carte waxay dowladda Soomaaliya gashay oo ku baxay lacag ku dhow $100,000 (Boqol kun doolar)

    Marka laga reebo sahayda safarka wafdiga madaxweynaha waxaa diyaaradii wafdiga qaaday lagu soo kireeyay lacag dhan $70,000 (Toddobaatan kun oo doolar). Haddaba aan is weydiinee iyadoo ay su’aashani ku socoto madaxweynaheena: MADAXWEYNOW MIYAY NA QABATAA inaan kharash intaas la eg dowladdu ku bixiso safar dabaaldeg iyo xus ah oo Itoobiya ka dhacaya????

    = Iyadoo khasnadii dowladda ee Bankiga dhexe haawaneyso

    = Iyadoo kharashkan safarka ku baxay deyn yahay

    =Iyadoo shaqaalaha dowladda ilaa saddex bilood mushaar la’aan yihiin

    = Iyadoo ciidamadii dalka ee kala duwanaa aanay mushaar qaadan dhowr bilood

    = Iyadoo Wasaaradaha hadda xilka la wareegay aanay wax kharash howlgal ah heysan

    = Iyadoo dalka meelo ka mida dagaalo ka dhaceen oo ay jiraan dad barakacay, qaar baahan, kuwo dhaawac oo aan baan heysan

    Iyadoo xaaladan dhaqaale uu dalkaagu jiro jaalle madaxweyne waa su’aal weyn oo kaaga baahan inad is weydiiso hoosna u eegto xaaladda dalkaaga iyo dadkaaga…?

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

     

    Itoobiya Kharash madaxweyne
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDonor-backed body questions Somali state contract awards
    Next Article Maxaad ka taqaan Taliyaha cusub ee Booliska Gobolka Banaadir General Mukhtaar?

    Related Posts

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    Kulan la isugu keeni lahaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Abiy Ahmed oo fashilmay

    September 7, 2024

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii Ergaynimo ka xayuubiyay Xildhibaan taageeray Itoobiya

    September 1, 2024

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jeneraal caan ah u magacawday La-taliye cusub

    August 25, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo