Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Magaca Ninkii Soomaaligii ahaa ee dilay xildhibaanka Ingiriiska oo la shaaciyey iyo Aabihiis oo hadlay..

    Magaca Ninkii Soomaaligii ahaa ee dilay xildhibaanka Ingiriiska oo la shaaciyey iyo Aabihiis oo hadlay..

    October 17, 2021Updated:October 17, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca ninkii Soomaaliga ahaa ee fuliyey falkii lagu dilay Xildhibaankii dalka Ingiriiska Sir David Amess.

    Ninka oo 25 sano jir ah ayaa heysta dhalashada Ingiriiska, wuxuuna asalkiisu yahay Soomaali, iyadoo magaciisu yahay Cali Xarbi Cali, sida uu shaaciyey Booliska, wuxuuna dila xildhibaan Sir David Amess qorsheynayay mudoo toddobaad ah.

    Waxaa socda baaritaanka ninkan oo Booliska ay sii heyn doonaan ilaa 22-ka bishan Oktoobar inta aan maxkamad lasoo taagin, iyadoo loo heysto dil darajada koowaad ah oo alka ku haya argagixisnimo..

    Saxaafadda Ingiriiska ayaa qortay in wiilkan uu dhalay nin ahaa La -taliyihii hore ee dhinaca Isgaarsiinta Ra’isul wasaaraha Somalia. Xarbi Cali Kullane, wuuxuna aabahaasi xaqiijiyey inuu dhalay wiilka loo qabtay falka dilka Xildhibaanka, isagoo aad uga naxay arrintan.

    Aabaha dhalay ninkan ayaa u sheegay wargeyska The Sunday Times: ‘inuu aad uga nanay falka la sheegay inuu wiilkiisa geystay, isla markaana uu dareemay argagax. “Ma aha wax aan filayay ama weligay ku riyooday” ayuuna yiri.

    Ninka Soomaaliga ah ayaa kasoo jeeda Qoyska Reer Cali Kulane oo Galmudug caan ka ah, waxaana laga yaqaan aabihii Xarbi Cali iyo safiir Cawaale Cali Kulane.

    Xarbi Cali Kulane-Aabaha dhalay Cali Xarbi

    Baaritaana bilowga ah ayaa tilmaamay in qofka weerarka geystay uu yahay ‘Mid iskiis’ u fuliyey denbiga, waxaana socda dadaal lagu doonayo in lagu raadiyo xiriir uu lahaa kooxaha islaamiga ah, haddiiba uu jiro.

    Waxay Boolisku baaritaan ku sameeyeen Guri ku yaalla Waqooyiga London oo uu ku noolaa Cali Harbi, waxaana sidoo kale la baaray laba Guri oo kale oo la sheegay inuu tegi jiray.

    Xildhibaanka uu dilay ee David Amess, ayaa ahaa 69 sano jir ah, wuxuuna xildhibaan soo ahaa ilaa sanadkii 1983, wuxuuna Cali ku qaaday weerar uu Mindi u adeegsaday oo ilaa 10 jeer ka badan uu ku dhuftay.

    Ali Harbi Ali Essex Sir David Ames UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Booliska oo qabtay Bambooyin iyo Qaraxyo la diyaarinayey (Sawirro)
    Next Article Maxkamadda ciidamada oo xukuntay Burcad maalin Cad dhac u geysatay Carwo ku taalla Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo