Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Magacyada 11 Xildhibaan oo lagu doortay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo (Akhriso)

    Magacyada 11 Xildhibaan oo lagu doortay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo (Akhriso)

    April 22, 2022Updated:April 23, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta degmada Ceelwaaq oo ah degaan doorashada labaad ee Jubbaland waxaa ay ku qabteen doorashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.

    1- Kursiga Hop119 ayaa waxaa ku guuleystay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji oo kursigaan horay ugu fadhiyay kadib markii uu tanaasulay musharixii kale ee la tartami lahaa kaas oo lagu Magacaabo Cabdicasiis Cabdullaahi Ibraahim.

    2- Kursiga Hop065 ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo hore ugu fadhiyey, waxaa u tanaasulay musharixii la tartamayay ee Aadan Ibraahim Isaaq.

    3- Kursiga Hop090 oo ay ku tartameen Xasan Cabdi Axmed & Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee dowladda Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin waxaa kusoo baxay Wasiirka Xanaanada Maxamed Aadan Macalin oo hore ugu fadhiyay.

    4- Kursiga Hop102 waxaa kusoo baxay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim oo hore ugu fadhiyay kursiga, waxaa tartanka ka haray Mustaf Maanow Geedi.

    5- Kursiga Hop087 waxaa kusoo baxay Aamino Xuseen Cali, markii ay u tanaasushay musharax & Faadumo Ibraahim Cali oo la tartami lahayd.

    6- Kursiga Hop216 waxaa kusoo baxay Faarax Macalin Bishaar, waxaa u tanaasulay oo tartanka uga haray musharax Xassan Aadan Xassan.

    7- Kursiga Hop116 waxaa kusoo baxday Duniyo Cismaan Yuusuf oo ay tartanka uga hartay Xaawo Khaliif Dubad.

    8- Kursiga Hop091 waxaa kusoo baxay Cabdiqaadir Xuseen Cabdi, iyadoo u tanaasulay Musharax Cali Guurre Maxamed.

    9- Kursiga HOP117 waxaa kusoo baxay Nuur Axmed Diiriye, kadib doorasho gacantaag ah, markii uu tanaasulay Musharax Maxamed Barre Cali.

    10- Kursiga HOP100 waxaa kusoo baxay Baalle Ibraahim Cabdi, iyadoo uu tartanka ka haray Musharax Maxamed Siyaax Aadan.

    11- Kursiga HOP078 waxaa kusoo baxay Cabdiqaadir Maxamed Dhaqane, sida ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka Jubbaland ee SEIT.

    Doorashada Jubbaland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleJadwalka Hal-jeedinta 25-ka Musharax ee u taagan Guddoonka Golaha Shacabka oo lasoo saaray
    Next Article Dabley Weerar Qarax ku bilowday ku gashay Hotel ku yaalla Xeebta Liido iyo Wararkii ugu danbeey..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo