Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Magacyada 6 Xildhibaan oo lagu doortay Baydhaba & Wasiiro waayey kuraasii Xildhibaan (Akhriso)

    Magacyada 6 Xildhibaan oo lagu doortay Baydhaba & Wasiiro waayey kuraasii Xildhibaan (Akhriso)

    March 3, 2022Updated:March 3, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Baydhaba ee Maamulka Koonfur Galbeed ka dhcay doorashada lix ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

    Kuraastan oo hore loo ogaa xubnaha kusoo baxaya oo maamulka Koonfur Galbeed u xiray lixda kursi, ayaa waxaa dhinac akale kuraastan waayey xubno caan ah oo wasiiro iyo xildhibaanno hore isugu jira.

    Akhriso liiska magacada xildhibaannada la soo xulay ee soo baxay:

    Kursiga HOP253: waxaa kusoo baxay Aadan Maxamed Cali oo helay codad gaaraya 70-cod, halka musharaxii la tartamayey Cabduqaadir Ibraahim Buulle uu ka helay 21 cod. waxaa kursiga uu hore u ahaa qoonde haween, iyadoo ay ku fadhiday Samra Ibrahim Cumar.

    Kursiga HOP178: waxaa kusoo baxay Cabdullaahi Maxamed Cali oo helay 70 cod, musharaxii la tartamay Bile Xasan Cabdi ayaa isna helay 25-cod. Kursigan waxaa ugu fadhiyay Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) oo sheegay in laga hor istaagay tartanka.

    Kursiga HOP050: waxaa kusoo baxay Wasiirka Ganacsiga Koonfur Galbeed Axmed Sheekh Maxamed (Mashruuc) oo helay 80-cod, halka musharaxii la tartamay Maxamed Ibraahim Aadan uu ka helay 14 cod. kursigan waxaa ugu fadhiyay Wasiirka shaqada & Arrimaha Bulshada Soomaaliya Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo waayey inuu soo laabto.

    Kursiga HOP230 waxaa kusoo baxay Jaamac Taqal Cabaas oo helay 77 Cod, halka musharaxii la tartamay ee Cabdi Cali Cumar uu ka helay 23 Cod. Waxaa kursigan hore ugu fadhiyey Prof. Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim (IBBI) oo ka mid ahaa taageerayaasha Farmaajo.

    Kursiga HOP183: waxaa kusoo baxay Muqtaar Maxamed Guuleed, isaga oo helay 83 cod, halka musharaxii la tartamay Xuseen Cali Aadan uu ka helay 16 Cod hal cod..

    Kursiga HOP275: waxaa kusoo baxay Ismaaciil Iidow Maxamed oo helay codad dhan 71-cod halka musharaxii la tartamaye Cabdisitaar Xasan Cali uu ka helay 16-cod.

    Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir ka mida K/Galbeed oo markii 3-aad loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose
    Next Article Howgalkii Ciidamadii Midowga Afrika ee (AMISOM) oo bishan ku eg iyo Howlgalka cusub

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo