Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Magacyada Musharixiinta ku tartamaya Kursiga adag ee HOP095 (Yaa kusoo bixi doona?)

    Magacyada Musharixiinta ku tartamaya Kursiga adag ee HOP095 (Yaa kusoo bixi doona?)

    March 12, 2022Updated:March 13, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Gaalkacyo waxaa Berri ka dhaceysa doorashada laba kursi oo si adag loogu tartamayo, iyadoo beelaha kuraastaan leh ay diideen in cid gaara loo xiro, sida ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.

    Kursiga HOP095 ee beesha Sacad / Odow waa midka ugu adag ee lagu loolamayo, doorashadiisu ka dhaceyso Gaalkacyo, waxaa hore ugu fadhiyey C/kariin Dhalac oo mar kale doonaya inuu kusoo laabto, balse xaalad adag wajahaya .

    Waxaaa maanta shahaadada Musharxinimada ee kursiga HOp095 qaatay 4 Musharax oo ku tartami doona ciddii ku guuleysan lahayd, waxayna kala yihiin:

    1. Cabdikariin Khaliif Dhalac: Kursiga ayuu hore ugu fadhiyey, wuxuuna taageero ka heystaa Madaxweynaha Galmudug iyo kooxda Farmaajo oo leh odayasha ugu badan odyaasha soo xulay ergada dooraneysa kursiga.

    2. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cagaweyne): Waa musharax dhalinyaro ah oo saameyn ku dhex leh jufada kursiga leh, wuxuuna ka mid yahay maamulka dekadda Muqdisho.

    3. Maxamed Siciid Faarax: Waa Musharax culus oo lagu yaqaan arrimaha bulshada iyo waxbarashada, waxaana uu ka mid yahay kuwa ugu cadcad kursiga, iyadoo jufadiisa ay qancisay Musharax Seynab Xaabsey- guddoomiyaha degmada Warta-nabadda.

    4. Maxamuud Kudun-Xiimaa: Waa Musharax dhalinyaroo qurbejoog ah oo ka musharixiinta saameynta leh.

    Kursigan oo ka yimid in loo xiro xildhibaankii ku fadhiyey, waxaa ka dhashay xiisad keentay in gaadiid dagaal lagu arko magaalada Gaalkacyo, taasoo Qoorqoor ku qasabtay inuu furo, kana dhigo mid lagu tartamo inkastoo odayaasha soo xulay ergada ay dhinac u janjeeraan.

    Kursigan ayaa si weyn loa saadaalinayaa inuu la mid noqdo kursigii looga adkaaday Ubax Tahliil, haddii iska iskaashadaan musharixiinta mucaaradka ee doonaya inay meesha ka saaraan C/kariin Dhalac oo si weyn loogu dhaliilay inuu taageero Farmaajo.

    Doorashada Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUkraine oo Ruushka ku eedeysay inuu Duqeeyay Masjid ay ku jireen Dad u badan Turki
    Next Article Wasiir kale oo ka mida saaxiibada RW Rooble oo waayey Kursigii uu isu sharxay ee Baarlamaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo