Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Mahad Salaad oo kashifay kaalinta Fahad Yaasiin ee fashilka Shirkii Decale iyo Qofka uu adeegsaday

    Mahad Salaad oo kashifay kaalinta Fahad Yaasiin ee fashilka Shirkii Decale iyo Qofka uu adeegsaday

    March 7, 2021Updated:March 11, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa kashifay sidii uu ku fashilmay shirkii ugu danbeeyay ee Hotel Decale ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta.

    Isagoo xalay ka hadlayey barta Clubhouse oo dhalinyarro Soomaaliyeed ku kulmeen ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay ku bilaabatay waanwaanta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta, taasoo ahayd mid si ehelnimo iyo qaraabo ahaan loo galay.

    Shirkii 4-ta Maarso ayuu sheegay inuu waqti badan qaatay, ayna ugu wacneyd in Ra’iisal wasaaruhu aanu lahayn wax go’aan ah oo farriin lagu hagayey, wixii laga hadlana uu sugayey farriin ka imaaneysay Fahad Yaasiin, iyadoo uu xiriiriye u yahay Wasiiru dowlaha C/raxmaan ulmiye Xesri (C/raxman Dheere).

    “Nasiib darro 9-ka sacadod ee shirku socday qofka la doodadayey Musharixiinta ama wax diidayay ma ahayn ra’iisal wasaaaha ee wuxuu ahaa wasiiro dowle (C/raxman Dheere), isagoo meesha ka akhrinayey farriimo uu soo dhiibaya Fahad Yaasiin (Agaasimaha NISA).. Nasiib darro ayey ahayd oo dadka oo dhan arkayeen.” ayuu yiri Mahad Salaad.

    Wuxuu sheegay in maanta Ra’iisal wasaare Rooble la wada arkay oo laga wada qancay inuu yahay siyaasi asal ma-doorshe, oo kaliya ku dhaqma wixii ay u soo dhiibaan Farmaajo iyo Fahad, taasina waa la wada xaqiiqsaday; ayaguna ay ku qanceen.

    C/raxmaan Dheere Fahad Yaasiin Rooble Shirka Decale Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSu’aalo ka dhashay Qarixii Maqaayada Lul Yemani iyo Xildhibaan farta ku fiiqay Farmaajo
    Next Article Musharax ka maqnaa Shirkii lagu kala tegay ee Hotel Decale oo soo jeediyey in lasii wado wadahadalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo