Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mala soo furtay Silvia Romano, mise Lacag madax furasho ayaa laga bixiyey? (Shaqadii 3-da Sirdoon+ Qatar)

    Mala soo furtay Silvia Romano, mise Lacag madax furasho ayaa laga bixiyey? (Shaqadii 3-da Sirdoon+ Qatar)

    May 12, 2020Updated:May 13, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mugdi badan ayaa hareeyay qaabka lagu sii daayey haweeneyda Talyaaniga ah ee Silvia Romano oo muddo laba sano ku dhow lagu heystay Koonfurta Soomaliya, kadib markii laga soo afduubtay gudaha Kenya.

    Markii ugu horeeyay waxaa warka sii deyntiisa shaaciyey Ra’iisal wasaaraha Talyaaniga  Guisseppe Conte, isagoo uga mahadceliyey Sirdoonka Talyaaniga ee dibadda qaabilsan, laakiin markaas kadib waxaa soo baxay inay howshu ahayd mid ay ka wada shaqeeyeen saddexda sirdoon ee Somalia (NISA), Turkiga (MIT) iyo Talyaaniga (SISMI), waxaana kaalin uu weyn lahayd Qatar.

    Wakaalada wararka Turkiga oo soo xigatay ilo Amni ah ayaa qortay in Sirdoonka Turkiga ay ka qeyb qaateen badbaadinta haweeneyda Talyaaniga ee Silvia Constanza Romano, iyadoo aan faafhaahin ka bixin sida arrintaasi ku dhacday.

    Warbaahinta Talyaaniga oo si weyn u faaqiday sii deynta Silvia Romano iyo sida ay diinta islaamka ku qaadatay ayaa dhinaca kale sheegtay in la bixiyey lacag madax-furasho ah oo 2 ilaa 4 Milyan oo Euro loo bixiyey madax furasho si loo sii daayo, waxaana warkan qoray wargeyska Corriere della Sera.

    Wargeyska LaRepublica ayaa isna qoray in Sirdoonka Soomaaliya ee NISA iyo agaasimaheeda Fahad Yaasiin ay ka shaqeeyeen sii deynta Haweeneyda Talyaaniga ah iyo la xiriirka kooxda heysatay, waxaana markii danbe la keenay Beerta Mire Indha-yare ee degmada Afgooye si loogula kala wareego.

    Sirdoonka Turkiga ayuu sheegay Wargeyska inuu ahaa damaanad qaade si howshu nabadgelyo ugu dhammaato, waxaana si weyn u doonayey in Silvia Romano lasii daayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, maadaama uu afduubkeeda dhacay xilli uu socdaal ku joogay dalka Talyaaniga.

    Corriere della Sera ayaa mar kale qortay in dowladda Qatar ay qeyb weyn ka qaadatay sii deynta Siliva Romano, iyadoo dalkaasi caan ku yahay inuu xiriiro la sameeyo ururrada islaamiga ah iyo inuu madax furasho u siiyo lacago fara badan oo Malaayiin Doolar ah.

    Afduubkii Silvia Romano wuxuu dhammaaday 5-tii May 2020, markii la bixiyey lacagta madax furashada ah, iyadoo uu xilligaasi ay u sheegeen raggii afduubka ku heystay in la sii deynayo, waxaana la siiyey dharkii ay ku safri lahayd, iyadoo saacad kadib lagu soo qaaday Cagaf muddo saddex maalmood ah, kadibna la geeyay goobtii lagu ballamay ee lagu sii deyn lahaa oo ciidamo kale ku sugayeen-Afgooye-.

    Conversion to Islam not forced, says rescued Italian
    Silvia Romano col 'l'jilbab', l'abito delle donne somale - Cronaca ...
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFatahaad ka dhacday Magaalada Beledweyne & Webiga Shabeelle oo karkaarrada Jabsaday..
    Next Article Cudurka Coronavirus oo gudaha u galay Aqalka Cad ee Mareykanka & Ammaro lasoo rogay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo