Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Malaaqa cusub ee Xamar & Xamar-daye oo soo dhoweyn balaaran ooo sameeyay (SAWIRO)

    Malaaqa cusub ee Xamar & Xamar-daye oo soo dhoweyn balaaran ooo sameeyay (SAWIRO)

    June 10, 2015Updated:June 11, 20153 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan weyne soo dhoweyn ah ayaa loo sameeyay Malaaqa cusub ee Xamar iyo Xamar-daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye waxaana ka qeyb galay xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, Guddoomiyeyaasha Gobolada Banaadir iyo Shabeelaha dhexe, siyaasiyiin, Duubab, Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada.

    Malaq

    Guddoomiyeyaasha Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Cali Xuseen Guudlaawe  ayaa si wadajir u soo dhoweeyay malaaqa cusub waayna sheegeen inay la shaqenayaan, ayna diyaar u yihiin taageeradiisa.

    “Magaalada Muqdisho beryahan dhan waxa ay diyaar u tahay iyo maamulka gobolka banaadir , maamul ahaan iyo ciidamada nabad gelyada gobolka, dhamaan waxaan heegan u nahay in aan soodhaweyno, fududeyno, isku daba ridno, xafladaha is daba jooga ah ee lagu soo dhaweynayo malaaqa, malaaq Cali, Xamar iyo Xamardaye, anagana doorkeena, waan qaadaneynaa” ayuu yiri Muungab, Cali Guudlaawe ayaa isna yiri “Malaaqa Xamar iyo Xamar-daye soo dhawow ayaan ku leenahay, xamardaye ayaa nahay hadaan nahay shabeelaha dhexe, waan ku faraxsanahay duubkaaga, gogol kasta oo laguu dhigaayana diyaar ayaan ka nahay, garabkaaga ayaana taaganahay, Malaaq soo dhawoow Malaaq soo dhawoow”.

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed , Ra’iisul wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi ayaa Malaaqa cusub ku tilmaamay mid duubkiisa cusub ku soo beegmay xilli loo baahnaa oo baahi weyn loo qabay.

    Wasiirada Howlaha guud iyo Kalluumeysiga Eng, Saalax Sheekh Cismaan iyo Maxamed Cumar Ceeymooy ayaa iyaguna hadallo kooban jeediyay soo dhoweynta Malaaq waxayna caddeeyeen inay garab taagan yihiin Malaaqa Xamar iyo Xamardaye.

    Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye oo isna goobta ka hadlayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono dib u heshiisiinta iyo nabadda, isagoo ku celceliyay, NABAD, NABAD, NABAD.

    “Waxaan ka shaqeyneynaa haddii uu Alle yiraahdo Nabadda, Nabadgelyada, dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliyeed, si loo helo nabad iyo in la helo xal waara, maxaa yeelay haddii aan nabad la helin nolol ma jireyso, marka waxaan kaloo ugu baaqayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, aan u dirayaa nabadgelyo,  dib u heshiisiin, wanaag, barwaaqo”

    “Duubintaaga aan malaaqa aan duubnay macnahaheedu waxa waaye astaamaha nabadda oo aan gaarnay, sidaa awgeed malaaqa waa Malaaq Soomaaliyeed, waxaana daliil u ah, duubkiisa waxaa ka qeyb gashay Soomaali oo idil, Garbahaaga aan joognaa, sida hadda la sheegay waan kula shaqeyneynaa, waxaan balan qaadaneynaa in hiil iyo hoo baa an kula garab taaganahay, wax Alle iyo wixii shaqadaada oo fududeyn kara oo anaga xageena ah, kaga aadan, kan gobol ahaan kan xukuumad ahaan, ka dadnimo ahaan, waxaan leeyahay garabkaag ayaan taaganahay, mudane Malaaq soo dhawoow Malaaq soo dhawoow ayaan ku leenahay”

    IMG_6839

    IMG_6649

    IMG_6656

    IMG_6660

    IMG_6669

    IMG_6694

    IMG_6703

    IMG_6716

    IMG_6758

    IMG_6762

    IMG_6765

    IMG_6770

    IMG_6778

    IMG_6797

    IMG_6807

    IMG_6814

    IMG_6822

    IMG_6828

    IMG_6844

     IMG_6856

    IMG_6858

    IMG_6859

    IMG_6866

    Malaaq Xamar iyo Xamardaye
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia Prime Minister confident al-Shabab will be defeated by the end of 2015
    Next Article MasterCard Taps Into Somalia’s Remittance Money, Battles Visa In Africa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo