Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Maleeshiyo taabacsan Macalin Maxamud oo hor istaagay Ciidamadii AMISOM ee ku sii jeeday Dhuusamareeb.

    Maleeshiyo taabacsan Macalin Maxamud oo hor istaagay Ciidamadii AMISOM ee ku sii jeeday Dhuusamareeb.

    August 27, 2019Updated:August 27, 20191 Min Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan hoggaamiyaha Ahlu suna ay hor istaageen ciidamo ka socda AMISOM oo ku sii jeeday Gobolka Galgaduud, gaar ahaan magaalada Dhuusamareeb.

    Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda dalka Jabuuti ayaa ka baxay magaalada Beledweyne, waxaana la sheegay inay degmada Matabaan ku hor istaageen maleeshiyada Ahlu suna ee ka amar qaadata hoggaamiyaha kooxda Macalin Maxamuud, iyadoo ciidamadaasi u diiday inay u gudbaan dhinaca Gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ku hakaday socdaalkii ciidamadaasi.

    Hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa hore u diiday in ciidamo ka tirsan AMISOM ama dowladda Federaalka la geeyo magaalada Dhuusamareeb, tallaabadaas oo ay dowladda Somalia iska dhega tirtay, iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ciidamo iyo hub ku daabushay magaalada Dhuusamareeb.

    Maleeshiyo ku sugan Matabaan iyo Guriceel ayaa weli taabacsan hoggaamiyaha Ahlu suna, halka ciidmadii ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb intooda badan ay qarameysay dowladda Somalia, kana biyo diideen amarradii uu siiyay Macalinka.

    Ciidamada la hor istaagay ee AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa laga yaabaa inay ku biiraan ciidamo kale oo Itoobiyaan ah, kuwaasoo dowladda Somalia ay dooneyso inay sugaan amniga magaalada Dhuusamareeb oo shir dib u heshiisiin ah iyo Doorashada Galmudug ka dhici doonto.

    Ahlu suna Ciidamada AMISOM Ciidamada Jabuuti Hiraan m
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMacalin Maxamuud oo xaaladu ku xun tahay & Ciidamada Dowladda oo xoojiyey gacan ku heynta Dhuusamareeb
    Next Article Ahlu-Suna oo shaacisay inuu burburay heshiiskii ay la galeen Dowladda, kuna dhawaaqday xaalad dagaal & Is-difaac

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo