Browsing: Maqal & Muuqaal
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1659894220738030/
Hotelka Naasa-hablood 2 ee weerarka ay ku qaadeen kooxda Alshabaab aakhirkii Bishii Oktoobar ayaa dib loo furay kadib dayactir lagu…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya.
Mid ka mida wasiirada xukuumadd Kheyre ayaa afka furatay iyadoo si weyn u canbaareysay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda…
Qoys ay dhul isku heystaan caruurta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhulka ku yaalla degmada Wadajir la siyaasadeeyay.
“Waxaan go’aansaday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo. Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiye toona waxaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cllaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay dadka u soo halgamay…
Musharaxa Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu qaadacay doorahadii 13-ka bishab ka dhacay maamulka Somaliland.
Muuqaalo iyo Video ayaa laga helay sidii uu u dhacay qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho.
Fannaaniin u dhashay dalalka Khaliijka qaarkood ayaa soo saaray hees ku socota dowladda Qatar oo lagu canbaareynayo siyaasadeeda khilaafka kala…
Turkiga oo ka mida dalalka ugu waaweyn gaashaanbuurta NATO uguna ciidamada badan ayaa dhinaca kale ku dhaqaaqday horumar dhinaca qalabka…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada Soomaaliyeed ee ka mid ahayd Alshabaab iyo Xisbul Islaam, xabsi gurina ku…
Kooxda Alshabaab ayaa caawa baahisay wareysi kale oo ka mida dableydii fulisay weerarkii dhowaan lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee…
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay cod laga duubay ninkii isku qarxiyay Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho iyo magaciisa.
Waxaa magaalada Jowhar ka socda xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ay ka qeb galayaan…
21 Oktoobar: Xusuus Kacaankii Barakeysnaa Maanta oo kale 47 sano ka hor ayay ku beegneyd dhalashadii Kacaankii 21 Oktoobar ee dalka…
Sida dowladda Soomaaliya ay sheegtay, ugu yaraan 281 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 300 oo kalena way ku dhaawacmeen…
Bannaanbax looga horjeedo qarixii Muqdisho iyo kooxda Alshabaab ayaa hadda socda magaalada Muqdisho, iyadoo kumanaan qof ay ka qeyb galayaan.
