Browsing: Maqal & Muuqaal
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay mooshinka lagu doonay in xilka looga qaado iyo eedeymaha…
Guddoomiyihii Guddigii Anshaxa Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa baaq u diray Madaxweynaha cusub Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Sheekh Xasan Yacquub oo ka mida madaxda ururka Alshabaab ayaa si kulul uga hadlay doorashada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay guddiga qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo Wakillo ka…
Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Abwaan Maxamed C/laahi (Galayr)…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan isbedelka ka dhacay hogaanka dalka ku tilmaamay dimuqaaradiyadda Soomaaliya inay shaqeyneyso.
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa shaaciyay in heshiiska dalka Imaaraadka Carabta lagu siiyay saldhig milateri…
Celebrations continue in Somalia, after the election of the country’s new president. However the country’s new dawn comes with a…
“Waxaan maanta kulan la qaatay Madaxwyenihii hore. Waan uga mahadcelinayaa kaalintii uu ka geystay dowlad dhiska Soomaaliya” Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday iyo caado joogto ah taageerada shacabka u fidiyaan…
Sheekh Caanka Ah ee reer Jabuuti Sheekh C/raxmaan Saleemaan ( Sheekh Bashiir ) ayaa ka hadlay xaaladda ku wareegsaneyd Doorashadii…
Hundreds of People celebrate in Eastleigh Nairobi as Mohamed Abdullahi Farmajo is declared President of Somalia. #SomaliaDecides #Doorashada pic.twitter.com/OtnVvQCUfp —…
DOORSHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 2017 SOMALIA DECIDES HALKAN KALA SOCO DOORASHADA OO QORAAL, MAQAL IYO MUUQAAL AH Waxaa ku tartamaya 22…
