Browsing: Maqal & Muuqaal
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer.
Madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in qorshihii uu ku doonayay beelaha Digil & Mirifle ay…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay natiijadii doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ee maanta lagu kala baxay.
Musharixiinta u tartamaya jagooyinka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya waxay kala yihiin:
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho, iyadoo xildhibaanada Federaalka ay kala dooranayaan afar musharax.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Bashiir Raage Shiiraar ayaa soo bandhigay qorshihiisa waxqabad haddii loo doorto xilka Madaxweynaha.
Faarax Sheekh C/qaadir: “Waxaan ku dhashay & Bilood, hooyadey waxay tiri; waxaan rajeynaa inuu dalka iyo dadka anfaco…” DAAWO DARDAARANKII…
Waxaa xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho ka bilwoday khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo…
https://twitter.com/HEhassansheikh/status/815997651112128512
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa faafisay Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka CCTV oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Bandhig Faneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Muqdisho oo uu waday Fannaanka weyn ee Axmed C/kariin Maxamed (Axmed…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ka hadlay guushii laga gaaray doorashada Soomaaliya iyo waxqabadkii dowladda xilligii ay jirtay.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa beeniyay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa Madaxweynaha Soomaaliya.
TOOS U DAAWO: Fiinaalka Kubadda Koleyga Gabdhaha [Banadir Vs Hirshabeelle]
