Browsing: Maqal & Muuqaal
Madaxweynaha Mareykanak ee sii socda, xilligiisana dhammaaday Barack Obama iyo Xaaskiisa Michelle ayaa farriinta hambalyada ciid Gaaleedka la wadeegay dadka…
Toos Garoowe : PUNTLAND VS GALMUDUG TARTANKA KUBADDA KOLAYGA GABDHAHA SOOMAALIYEED
Midowgii Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida ugu caansan ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways ayaa soo gabagaboobay kadib 2sanadood oo ay ku…
Ururka khilaafada islaamiga ha ee Daacish ayaa soo saaray Video waxashnimo ah oo muujinaya laba askari oo Turki ah oo…
Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu mar kale u sharxsan yahay xilka. Wuxuu halheys ka dhigtay DHAMEYSTIRKA QABYADIISA,…
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dhaawacay safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Andrey Karlov oo u dhintay dhaawacaasi.
Sawirrada musharrixiinta madaxweynenimada Soomaaliya ayaa ka muuqda boodhadhka Muqdisho. Haddayna bulshadu u codaynaynin maxay isku xayaysiinayaan?
Wararka laga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya dad rayid ah ay halkaasi ku dileen sarkaal caan ahaa oo…
DAAWO: Sida ay u dhici doonta kala-guurka dowladda cusub ee Soomaaliya & Doorashada Madaxda sare
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa kashifay sida Doorashada 2016 ay u socoto iyo qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonay inuu…
Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale olole doorasho u tegay magaalada Garoowe ee maamulka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo dib ugu laabtay Garowe ayaa eedeyn u jeediyay ku xigeenkiisa.
Haweeneyda Soomaalida ah ee xildhibaanada Senet-ka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha la doortay…
DAAWO: Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya iyo Baasaboorada Ajnabiga ee ay wataan
Doorashada xildhibaanada Dirta Waqooyi ee ka soo jeeda Somaliland ayaa maanta ka bilaabtay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn loo jeediyay.
