Browsing: Maqal & Muuqaal
Haweeneyda isu soo sharaxday xilka Madaxweynaha Soomaaliya Faadumo Dayib ayaa farriin ay soo dirtay ku sheegtay inay ka hartay tartanka.
Xildhibaan Aadan Maxamuud Nuur (Aadan Saransoor) oo ka mid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed iyo xildhibaan hore ayaa ka hor yimid…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar ayaa eedeyn culus u jeediyay maamulka Hirshabeelle iyo ciidamada ku…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo hanjabaad kulul soo saaray ku sheegay haddii wax laga qaban waayo wixii ka dhacay…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay…
Arday ka mida ardayda dhigata jaamacadda SIMAD ayaa qoraal xiiso leh ka qoray wixii maanta ka dhacay Jaamacadda markii dabley…
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Daaci) ayaa ku eedeeyay maaulka Gobolka Banaadir inay lacagtii canshuurta doorasho u…
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa eedeyn ba’an u jeediyay musuqa dowladda…
Weriye Xamza Maxamed oo ah weriye u shaqeeya Telefishanka Aljazeera oo dhowaan sawirro uu kasoo qaaday xero ay ku tababartaan…
Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure ayaa beeniyay in ilaaladiisaay weerar ku qaadeen xarunta doorashada magaalada Cadaado.
Weriye Xamza Maxamed oo ka tirsan Aljazeera ayaa booqday xero tababar oo kooxda Alshabaab ku leedahya Bartama Somaaliya.
Muuse Suudi Yalxow ayaa ka hadlay xuquuqda Gobolka Banaadir iyo maqaamka ka maqan ee keenay inuu xubno ku yeelan Aqalka…
Boqolaad dad ah ayaa isugu soo baxay magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka iyagoo ka horjeeda doorashada Donald Trump loo…
Codbixiyayaasha ku nool xeebaha bari ee Maraykanka ayaa bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada madaxtinimo ee dalkaasi. Labada musharrax…
Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray in ciidamo aan ka tirsaneynin AMISOM ay Itoobiya ka joogaan Soomaaliya.
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeeysay kashiftay lacagta deeqda ah ee ay bil bil waliba siiyaan dowladda Soomaaliya si loogu kabo miisaaniyadda.
Codsigii ugu adkaa ee lagala hortago madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee mar labaad sharxan ayaa waxaa si toos ah looga sheegay…
TOOS U DAAWO: Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee ka socota Magaalada Garowe. Doorashada kursiga ugu horeeya ee xildhibaanka kowaad ee…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, wuxuuna shir jaraa’id oo uu ku qabtay…
