Browsing: Maqal & Muuqaal
Ra’iisal wasaaraha xilkiisa dhammadya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa war yaab leh ka sheegay doorashada mugdiga hareeyay ee…
Gudiyadda Doorshada Dadban ee heer Federaalka iyo Guddiga Doorashada heer goboleed ee Puntland ayaa waxba kama jiraan ka dhigay amar…
Xildhibaan ka tirsan Guddiga Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa warbaahinta usoo bandhigay cadeymo ka dhan ah Madaxweynaha…
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mida culimada Soomaaliyeed ayaa farriiin damqasho ah u soo diray dadka ku dagaalamya magaalada Gaalkacyo.
Gantaal nooca Balaastikada ah ayaa la sheegay in jabhadda Xuutiyiinta ee dalka Yeman ay ku rideen magaalada barakeysan ee Maka…
Idaacadda Shabeelle ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ee Shabeelle ayaa qarxisay dagaal warbaahineed cusub oo ay lid ku ah Taliyihii…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Puntland ay duullaan ku soo qaadeen isbaheysi ka kooban afar…
Nin maanta lagu toogtay albaabka Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa noqday Soomaali ka soo jeeda gobolka Waqooyi Bari ee…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay.
Maleeshiyadii kooxda Daacish ee shalay la wareegay degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa iskood uga baxay degmadaas.
Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha Doorashada ayaa waxaa si xowli ah u soo shaac baxaya dagaalka dhinaca warbaahinta iyo baraha bulshada…
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar C/laahi Faraweyne ayaa sheegay inaysan jirin wax ay aqoonsan yihiin oo dowlad Federaal ah, waqtigeeduna uu…
Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada…
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa qiray inay jiraan kuraas lacag lagu iibsanayo iyo laaluush la adeegsanayo…
Madaxweynihii hore ee Puntland, haddana ka mida xildhibaanada cusub ee Aqalka Sare ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu yimaado magaalada…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Jubba, ahna senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq xambaarsan dareen…
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegayay inuu taageeray maamulka dhowaan la dhisay ee Hirshabeelle.
